804 qof oo feyruska korona qaba iyo hal dhimasho cusub ah (Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 18.03, saacadda 12.50)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 3 708 800 (+ 24 400) |
Tirada laga helay feyruska | 69 497 (+ 804)
|
Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 144 (+1) |
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 81 (+2) |
Qaybta gargaarka degdegga ah | 50 (-6) |
Tirada dhimashada | 805 (+1) |
Feyruska nooca cusub | 1 736 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 633 xaaladood ah, iyo 102 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah 12.03 |
Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 671 647 oo qof (18.03) |
Xigasho: THL