(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 18.02, saacadda 12.30)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 3 131 000 (+ 27 800) |
Tirada laga helay feyruska | 52 209 (+ 614)
|
Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 62 (+2) |
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 48 (+6) |
Qaybta gargaarka degdegga ah | 27 (-3) |
Tirada dhimashada | 725 (+2) |
Feyruska nooca cusub | 450 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 427 xaaladood ah, iyo 22 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah |
Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 262 145 qof (19.2) |
Xigasho: THL