(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 08.04, saacadda 12.52)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 093 400 (+ 8 200) |
Tirada laga helay feyruska | 80 842 (+ 426) |
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda | 136 (-10) |
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka | 57 (-2) |
Qaybta gargaarka degdegga ah | 42 (-3) |
Tirada dhimashada | 866 (+4) |
Feyruska nooca cusub | 2 700 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 2 474 xaaladood ah, iyo 225 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah. 26.03 |
Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 1 028 848 oo qof (08.04) |
Xigasho: THL