Dad aad u fara badan oo farxad iyo nashaad ka muuqdo ayaa isugu soo baxay goobo ciidda lagu tukanayay oo ku kala yaal magaalooyinka Helsinki, Espoo, Vantaa iyo qaar kale oo badan.