Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo xaflad soo dhoweyn u sameysay Duqa Magaalada St. Louis Park ee gobolka

Helsinki – Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo aan u kala harin soo dhoweyn Xaflad soo dhoweyn, kala warqaadis iyo hambalyo isugu jirta Nadia Abdirizak Mohamed, Duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota, dalka Mareynka

Kulanka soo dhoweyn, xogwareysi iyo hambalyo isugu jira oo ay ka soo qaybgaleen mudanta iyo mudanyaasha Soomaaliyeed ee Finland ayaa magaalada Helsinki loogu qabtay Nadia Abdirizak Mohamed, Duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota.

Kulankan oo ay madaxda iyo hawlwadeennada Jaaliyadda Soomaaliyeed (Suomen Somalialaisten liitto) ayaa waxaa soo xaadiray siyaasiyiinta, madax-dhaqameedka, haweeenka, dhallinyarada, aqoonyahannada iyo dadka haldoorka u ah bulshada Soomaaliyeed ee Finland ku dhaqan.

Guddoonka Jaaliyadda Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Ahmed Hassan Towhiid iyo Jaaliyadda guud ahaan oo mideysan ayaa si rasmi ah Nadia Abdirizak Mohamed ugu soo dhoweeyay Finland,  waxaana warbixin laga siiyo xaaladda dhaqan-dhaqaale iyo siyaasadeed ee Soomaalida Finland. Waxaa sidoo kale Nadia Nadia Abdirizak Mohamed, Duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota, dalka Mareynka laga dhegeystay warbixin ay ka sidday guud ahaan dalka Mareykanka, gaar ahaan magaalada ay duqa ka tahay iyo Soomaalida halkaas ku dhaqan.