Wargelin muhiim ah oo ku saabsan safarka dibadda!
Helsinki 15.6.2020 Wargelintan waxaan ka soo qaadanay Hay'adda Caafimaadka iyo Nololwanaagga (THL)
Laga billaabo maanta (15.6.2020) uma baahnid in aad adigu is-geliso karaantiil, haddii aad...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)
Helsinki 14.6.2020 Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7104. Tiradii shalay waxaa ku korortay 17 kiis.
Waxaa...
Sharciga Xaaladda Degdegga ah ee Finland ka jira oo la qaadayo kahor dhammaadka bishan...
Helsinki 14.6.2020 Xukuumadda Finland ayaa waxay maalinta berri ah oo ku beegan 15.6.2020 dhegeysan doontaa qiimeyn lagu sameeyay sii socoshada isticmaalka sharciga xaaladda degdegga...
Mudaaharaadka Black Lives Matter (BLM) ayaa magaalada Turku ka dhacay
Turku 14.6.2020 Magaalada Turku ayaa waxaa 13.6.2020 ka dhacay mudaahaaraad ay soo agaasimeen dad ka dhiidhiyay dilkii uu maalin cad nin booliska Mareykanka ka...
13 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia.
13 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia.
> New cases confirmed today: 66
> Somaliland: 46
> Puntland: 12
> Benadir: 5
> South West: 2
> Jubbaland: 1
>...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)
Helsinki 13.6.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7087. Tiradii shalay waxaa ku korortay 14 kiis.
Waxaa...
Booska ay Finland uga jirto Liiska dalalka dagaalka kula jiro Korona oo soo hagaagay
Helsinki 13.6.2020 Bogga internetka ee uu gacanta ku hayo Gole Feker oo Mareyanka laga leeyahay oo lagu magacaabo New England Complex Systems Institute ayaa...
Tababarka iyo tacliinta booliska Finland oo dunida ammaan ka helay, waa maxay sababtu?
Helsinki 13.6.2020 Booliska Finland ayaa maalmahan soo jiitay indhaha Caalamka kaddib markii CBS oo ah warbaahin Mareykanka laga leeyahay ayaa tababarka la siiyo booliska...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland
(Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)
12.6.2020, 20.00 saac (Wakhtiga Helsinki) Finland
Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka...
Shaqaalaha dugsiyada iyo xannaano-maalmeedyada Helsinki oo loo tababarayo kahortagga cunsuriyadda
Helsinki 12.6.2020- Magaalada Helsinki ayaa waxaa sannad-dugsiyeedka deyrta ka billaabayana tababar la siinayo shaqaalaha ka shaqeeya goobaha waxbarashada oo ay magaaladu maamusho sida xarumaha...