Hage ka shaqeeya Waaxda Dhallinyarada ee Magaalada Helsinki oo u waramay Suomen Somali Media

Helsinki 23.6.2020- Waxaan maanta booqannay Waaxda Dhallinyarada magaalada Helsinki. Waxaan halkaas kula kulannay Mahad Cumar Sheekh Muuse oo ka shaqeeya mashruuca Outreach ee magaalada...

23 June 2020: Update on COVID-19 from Somalia.

23 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 23 > Somaliland: 18 > Benadir: 5 > Male: 18 > Female: 5 > Recovery: 11 > Death:...

Xarumo lagu qaabilo qaxootiga oo la xirayo

Lieksa 23.6.2020- Hay’adda Socdaalka ayaa waxay go’aan ku gaartay in gebi ahaanba la xiro xarumaha qaabilaadda qaxootiga ee ku kala yaal Siilinjärvi iyo Lieksa. Warkan ayaa...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 22.6.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7144. Waxaa isbitaalka lagu dabiibayaa 21 qofood halka...

22 June 2020: Update on COVID-19 from Somalia.

22 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 33 > Puntland: 21 > Somaliland: 7 > Galmudug: 5 > Male: 30 > Female: 3 > Recovery:...

Cayaaraha Kubbadda Cagta ee Somali Week 2020 oo Helsinki lagu soo gebagebeeyay

Helsinki - Cayaaraha Kubbadda cagta ee Somali Week 2020 ayaa Helsinki lagu soo gebagebeeyay maalinimadii Axadda 21-6-2020, halkaas oo ay ku cayaareen Afar kooxood...

Magaalada Nurmijärvi oo nin dab lagu qabadsiiyay

Vantaa 21.6.2020- Booliska ayaa sheegay in nin inta batrool lagu dadaadiyay kaddibna dab la qabadsiiyay. Kiiskan ayeey boolisku sheegeen in ay u baarayaan sidii...

Dhallinyaro Booliska dhagxaan iyo dhalooyin ku wareertay

Helsinki 20.6.2020- Booliska Helsinki oo ilaalo ku tegay xeebta aadka loo jecelyahay ee Hietaniemenranta ayaa waxaa weerar ku qaaday dhallinyaro halkaas joogtay. Booliska ayaa qoraal...

Maxaad ka taqaan Xuska bartamaha xagaaga (Juhannus)?

Helsinki 20.6.2020- Maanta oo ku beegan 20.6.2020 ayaa sannadkan loo asteeyay in guud ahaan dalka Finland laga xuso xuska Bartamaha Xagaaga oo haddii aad...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 19.6.2020-  Maadaama lagu jiro billowga xafladda bartamaha xagaaga la qabto ee ee dabshidka iyo bad-galka isugu jirta (Juhannus) ayaan waxa dib u eegis...