Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 1.7.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7236. Isbeddelku wuxuu ku saleysan yahay la...

Finland waxay todobaadka dambe dalka Giriiga ka soo qaadanaysaa 25 cunug oo qaxooti ah

Espoo 30.6.2020 Finland waxay todobaadka dambe dalka Giriiga ka soo qaadanaysaa 25 cunug oo qaxooti ah. Carruurtan ayaa waxay qayb ka yihiin 175 magangelyo-doon ah...

Xaaladda Magaalada Addis Abeba oo kacsan iyo Safaaradda Finland ee magaalada Addis Abeba, Itooobiya...

Vantaa 30.6.2020- Bogga Facebook ee safaaradda Finland ee Addis Abeba ayeey safaaraddu ku soo qortay hadal kooban oo ku saabsan xaaladda magaalada Addis Abeba...

Lehdistötiedote: Verkkoyhteisö media käynnistetty Suomessa asuville Somaliankielisille

Helsinki 29.6.2020 - Suomen Somali Media on yhteisöpohjainen online-media alusta eli verkkomedia, jonka tarkoituksena on kattaa tietokuilua, joka vallitsee Suomen Somaliyhteisössä ja edistää kotoutumista...

Maaddo wax lagu nadiifiyo oo si aan ku talaggal ahayn carruur loo cabsiiyay- lix...

Vaasa- 29.6.2020 Lix carruur ah ayaa isbitaalka la dhigay kaddib markii si aan ku talaggal ahayn loo siiyay maaddo wax lagu nadiifiyo xilli ay...

Maxamed Axmed Bashiir oo ka warbixiyay Mashruuca Shabakadda Dhallinyarada (NUVE)

HELSINKI - Maxamed Axmed Bashiir ayaa Warbaahinta Soomaalida Finland (SSM) uga warbixiyay Mashruuca Shabakadda Dhallinyarada (NUVE) ee Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland (Suomen somalialaisten...

Midowga Yurub oo weli ku muransan dalalka ay dadkoodu u soo safri karaan Yurub...

Vantaa 28.6.2020- Safiirada Midowga Yurub oo saaray liis ay ku qoran yihiin 14 dal oo loo arko in ay ammaan yihiin marka laga eego...

Sannadka soo socda oo Canshuurta lagu kordhinayo dadka uu dakhligoodu yaryahay

Vantaa 27.6.2020- Warbaahinta Uutissuomalainen ayaa sheegaysa, in ay heshay warar sheegaya in canshuurta laga qaado dadka uu dakhligoodu yaryahay la kordhinayo. Kordhinta canshuurta ayaa sabab...

Xaaladda guud ee safmarka fayruska Korona  ee Finland ayaa hadda ah mid deggan

Espoo 27.6.2020- THL, Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland ayaa shaaca ka qaadday in xaaladda Korona ee dalka Finland ay hadda tahay mid deggan, inkastoo...

Haweeneydii ugu horreysay adduunka ee ilmaggaleen lagu talaalay oo cunug dhashay

Helsinki 27.6.2020- Haweeney 23 sano jir ah oo lagu magacaabo Sert una dhalatay dalka Turkiga ayaa wiil caafimaad qaba ku dhashay dalkaas kaddib markii...