Dowladda Finland oo maanta go’aan cusub ka soo saartay safarka dibadda, go’aankan ayaa dhaqangelaya...

Helsinki 8.7.2020- Dowladda Finland ayaa maanta ku dhawaaqday go’aan muddo laga sugayay oo quseeya qaadista xayiraadda saaran safarka dibadda. Go’aanka maanta ka soo baxay Dowladda...

Qaybtii ugu horreysay qaxootiga Carruurta ee Giriigga jooga oo shalay iyo maanta la soo...

Helsinki 8.7.2020- Guddiga Midowga Yurub ayaa shaaciyay in shalay iyo maanta dalka Giriigga laga soo qaaday 49 cunug oo qaxooti ah, kuwaas oo loo...

Liiska Baasaboorada ugu wanaagsan dunida oo la shaaciyay, Soomaaliya oo ku jirto kaalin dalal...

Helsinki 8.7.2020- Sida ku cad Liiska ay soo saartay CNN Baasaboorka Finland ayaa haatan kaalinta afaraad kula jira Talyaaniga, Isbeyn iyo Luxemburg. Halbeegga sameynta liiska...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland Pekka Haavisto oo martigelinaya Shir looga hadlayo xaaladdaa Geeska Afrika

Helsinki 8.7.2020- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Finland Pekka Haavisto ayaa ku casuumay Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub shir dhacaya 8.7.2020, kaas oo looga hadlayo...

WAR DEGDEG AH: Rasaas ayaa dhacday- Booliska ayaa hadda ka hawlgelaya xaafadda Suurpelto ee...

Espoo 7.7.2020 War ay Qaybta booliska ee Galbeedka Uusi soo dhigtay barteeda Twitterka ayaa lagu sheegayaa in xaafadda Suurpelto ay ka dhacday rasaas qof...

Espoo: Lamaane guri kiro ah raadinayay oo markii ay gurigi tageen maandooriye la siiyay...

Espoo 7.7.2020- Lamaane isqaba oo guri kiro ah raadinaya ayaa waxay Sello, Espoo kula kulmeen labo nin oo aanay horay u aqoon. Muddo markii ay...

Booliska Helsinki ayaa qabtay nin 34 sano jir ah oo looga shakisanyahay in uu...

Helsinki 6.7.2020- Qoraal la soo dhigay bogga internetka ee Booliska Helsinki ayaa lagu sheegay in boolisku ay qabteen nin looga shakisanyahay in uu gabdho...

Warbixin: Shaqaalaha nadaafadda ka shaqeeya oo si daran loogu xadgudbo  

Helsinki 6.7.2020 Warbixin ay daabacday Jariidadda Helsingin Sanomat ayaa si mug leh uga hadashay tacaddiga lagu hayo shaqaalaha nadaafadda ka shaqeeya ee Finland, gaar...

Magaalada Joensuu ee Bariga Finland oo lagu qabtay gaari ay saarnaayeen ku dhowaad 3000...

Joensuu 5.7.2020 Dhallinyayo reer Joensuu ah oo labaatan sano jirya ah oo wata gaari ayeey boolisku qabteen kaddib markii uu wadaha gaarigaas ku socday...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 4.7.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7248. Isbeddelku wuxuu ku saleysan yahay la...