Waxaa maanta si mug leh loogu tukaday salaadda Ciidda inta badan magaalooyinka Finland (Sawiro)
Dad aad u fara badan oo farxad iyo nashaad ka muuqdo ayaa isugu soo baxay goobo ciidda lagu tukanayay oo ku kala yaal magaalooyinka...
Labo kamid ah darawallada tagaasida oo ku dagaalay Maxaddada Elielinaukio iyo mid kamid ah...
Helsinki 30.7.2020- Dagaal gacan-qaad ah oo u dhexeeyay labo darawal oo tagsi waday ayaa ka dhacay boosteejada tagaasida ee ku taal bartamaha Helsinki, gaar...
Wararkii ugu dambeeyay ee Goobaha Salaadda Ciidul Adhxa looga tukanayo magaalooyinka Espoo, Helsinki iyo...
Helsinki 30.7.2020- Salaadda Ciidda waxaa sannadkan la tukanayaa Jimco 31.7.2020 waxaana lagu tukanayaa:
ESPOO
Kylävainiontie 20,
002760 Espoo, Tuomarila
Albaabada goobta lagu tukanayo waxaa la furayaa 8:da subaxnimo
Salaadda...
Goobaha Salaadda Ciidul Adhxa looga tukanayo magaalooyinka Espoo, Helsinki iyo Vantaa
Helsinki 28.7.2020- Salaadda Ciidda waxaa sannadkan la tukanayaa 31.7.2020 waxaana lagu tukanayaa:
ESPOO
Kylävainiontie 20,
002760 Espoo, Tuomarila
Albaabada goobta lagu tukanayo waxaa la furayaa 8:da subaxnimo
Salaadda waxaa...
Diyaarado dagaal oo uu Ruushku leeyahay ayaa la tuhunsanyahay in ay ku soo xad-gudbeen...
Helsinki 28.7.2020- Wasaaradda Difaaca Finland ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in la tuhunsanyahay in labo diyaaradood oo noocoodu yahay Suhoi Su-27 lagana...
16 qof oo megengelyo doon ah oo dowladda Finland dib-u-dejin u sameysay
Dowladda Finland ayaa 16 qof oo megelyo doon ah oo laga keenay xerada qaxootiga ee dalka Qubrus dib-u-dejin ugu sameysay dalka Finland, sida ay...
Maamulka Canshuuraha oo sheegay in maanta ay tahay maalinta ugu dambaysa ee ay sugayaan...
Vantaa 27.7.2020- Maanta oo Isniin ah kuna beegan 27.7.2020 ayeey maamulka canshuuraha Finland u qabteen dadka lacagi uga soo laabanayso Maamulka Canshuuraha in ay...
Xayiraadihii dhinaca safarka oo ay Finland ku soo rogtay saddex dal oo maanta dhaqangelaya
Helsinki 27.7.2020- Finland ayaa maanta dib u soo celinaysaa ilaalinta xuduudaha ee gaadiidka ka imaanaya dalalka Islofeeniya, Iswiisarland iyo Awsteriya. Xayiraadahan ma quseeyaan maraakiibta...
Haweeney da’ dhexaad ah oo ku dhimatay dab saqdii dhexe ka kacay guri dabaq...
Helsinki 26.7.2020- Xaafadda Lauttasaari ee magaalada Helsinki ayaa waxaa ku geeriyootay haweeney da’ dhexaad ah kaddib markii uu dab qabsaday aqal labo qol ka...
Maxaad ka ogtahay farqiga u dhexeeya tirada carruurta sannadkan 2020 ku dhalatay Finland iyo...
Helsinki 26.7.2020-Isbarbardhig lagu sameeyay tirada carruurta ee sannadkii hore xilligan oo kale dhalatay iyo tan sannadkan dhalatay ayaa muujinaysaa in uu jiro farqi muuqda...