Shirkadda diyaaradaha ee Finnair oo dhimaysa kumannaan shaqaalaheeda ka tirsan
Helsinki 26.8.2020- Shirkadda dayuuradaha dalkan Finland ee Finnair ayaa dooneysa in ay sameyso shaqaale dhimis, saameynta uu ku yeeshay xanuunkan safmarka feyruska korona awgiis....
Feyruska Korona miyuu markale ku dhacaa qofkii uu horay ugu dhacay?
Helsinki 26.8.2020 Waxaa xilligii uu soo ifbaxay cudurkaan safmarka ah ee feyruska korona aad loo hadal hayay warar sheegaya, in mar hadii uu qofka...
RAUHANPUOLUSTAJAT: POLIITTINEN KRIISI KOLHII TAAS SOMALIAN HAURASTA DEMOKRATIAA
Rauhanpuolustajat: Somalian parlamentti pakotti maan pääministerin Hassan Ali Khairen tekemään eropäätöksen elokuun puolivälissä epäluottamuslauseäänestyksen jälkeen. Monet pitävät syrjäyttämistä ennenkuulumattomana ja pelkäävät sen uhkaavan maan...
Magaalada Helsinki oo siineysa Af-shareerka dadka dhaqaale ahaan liita
Magaalada Helsinki ayaa bilaabeysa inay siiso Af-shareerka dadka dhaqaale ahaan liito, kadib markii ay badatay tirada cusub ee dadka cudurka Korona Feyruska qaba bishii...
Wararkii ugu dambeeyay ee Feyruska Korona ee daafaha caalamka
Tirada dadka laga helay feyruska korona ee Talyaaniga oo kor u sii kacaysa
Dalka Talyaaniga waxaa maalinkii Axadda ahayd laga helay in ka badan 1200...
Dad badan ayaa u dayacmay qaadista feyruska korona oo karantiil la geliyay
Iskuullo dhowr ah iyo xannaanooyin ka tirsan magaalooyin kala duwan oo dalkaan Finland ah ayaa carruurtii dhiganaysay iyo shaqaalihiiba waxaa la geliyay karantiil, kaddib...
Xisbiga SDP ee Finland oo Guddoomiye cusub u doortay Sanna Marin, Raisal wasaaraha Finland
HELSINKI — Raisul Wasaaraha Finland Sanna Marin ayaa loo doortay in ay guddoomiye ka noqoto xisbigeeda SDP, siddeed bilood kadib markii loo doortay Raisul...
Madaxa WHO oo saadaal ka bixisay wakhtiga la filayo in la soo afjaro Covid-19
Laanta afka soomaaliga ee BBC ayaa baahisay war ku saabsan saadaasha ay WHO ka bixisay xilliga uu ku soo afjarmayo safmarka COVID-19
Madaxa hay'adda caafimaadka...
Ma doonaysaa in aad ogaato Wararkii ugu dambeeyay ee Korona iyo Caalamka intiisa kale?...
In ka badan 800 000 oo qof ayaa caalamka u dhintay feyruska korona
Tirada guud ee caalamka ee u dhimatay xanuunka feyruska korona ayaa kor u...
Wararkii ug dambeeyay ee xaaladda Korona iyo Finland, dad hor leh oo korona laga...
Sida ay sheegtay hay’adda THL, waxaa maanta Finland laga helay feyruska korona 35 qof oo cusub. Tirada guud ee feyruska laga helay ayaa noqoneysa...