Wararka feyruska korona Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 296 qof oo cusub oo qaba feyruska korona.  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Khamiis 08.10.2020 laga...

Wararka feyruska korona Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 120 qof oo cusub oo qaba feyruska korona.  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Arbaca 07.10.2020 laga...

Qof heysta dhalashada Finland oo looga shakisan yahay in uu xiriir la leeyahay ururka...

Wakaaladda wararka ee dalka Turkiga Anadolu ayaa iyadoo soo xiganeysa wararka dhanka ammaanka ah waxaa ay sheegtay, in qof heysta dhalashada dalkan Finland oo...

Talosoojedinta ku saabsan qaadashada afshareerka oo la adkeeyay

Kooxda shaqada ee isuduwidda howlaha korona ee caasimadda iyo nawaaxigeeda ayaa maanta soo saaray qaabab cusub oo looga hortagaayo faafista feyruska korona. Qaababkaan cusub iyo...

Wararka feyruska korona Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 227 qof oo cusub oo qaba feyruska korona.  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Talaada 06.10.2020 laga...

Wararka caalamka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 164 qof oo cusub oo qaba feyruska korona, iyo hal qof oo u dhintay Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca...

Booliska oo todoobaadka bilaabanaya ilaalin xoog leh ku sameyn doona baaskiillada

Sharciga cusub ee gaadiidka waddooyinka ee soo baxay xagaagii la soo dhaafay ayaa wuxuu baaskiillada khasab kaga dhigayaa in gadaasha dambe ee baaskiilka uu...

Wararka caalamka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 147 qof oo cusub oo qaba feyruska korona.  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Axad 04.10.2020 laga...

Sucuudiga oo dib u bilaabay gudashada cumrada, kaddib dhowr bilood oo korona awgiis ay...

Kooxdii ugu horreysay ee cumrada ku gudanaysa gudaha masjidka xaramka ay maanta bilaabay gudashada acmaasha cumrada, kaddib muddo 7 bilood ah oo hawlahaas ay...

Barnaamij la magac baxay “OmaStadi” oo lagu qabtay Xarunta Midnimada Soomaaliyeed Ee magaalada...

Xarunta Midnimada Soomaaliyeed ee magaalada Helsinki ayaa lagu qabtay Barnaamij la magac baxay  ”OmaStadi” oo ah barnaamij aragtiyada hormarineed ee  dadweynaha loo bedelayo mashaariic...