Doorashooyinka golaha degaannnada Finland ee 2021

Sidii caadiga ahaydba waxaa soo dhow dorashooyinkii golaha degaannada Finland ee afartii sanaba mar la qaban jirey, kuwaasoo qabanqaabadooda iyo howlaha murashixiinta doorashooyinkaas ay...

Baaritaanka feyruska korona waa la aadi karaa, xitaa xilligaan lagu jiro fasaxa.

Khamiis 24.12.2020. Howlwadeennada arrimaha caafimaadka waxaa ay dadweynaha xusuusinayaan, in haddii qofku uu isku arko qaar ka mid ah astaamaha feyruska korona, uu codsan...

Finland waxaa laga helay maanta 363 qof oo cusub oo qaba feyruska korona

Khamiis 24.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 363 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 367 qof oo cusub oo qaba feyruska korona ah...

Arbaca 23.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 367 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland oo hakisay diyaaradaha Ingiriiska ka imaanaya iyo dadka Ingiriiska ka yimid oo loogu...

Helsinki 22.12.2020- Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland (THL) waxay soo jeedinaysaa in dhammaan dadka ka yimid Ingiriiska 7.12.2020 ama wixi ka dambeeyay ay aadaan...

Finland waxaa laga helay maanta 303 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo...

Talaada 22.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 330 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland oo dalka dib ugu soo celisay lix cunug iyo labo hooyo oo ku...

Dowladda Finland ayaa waxay Axaddii ku beegnayd 20.12.2020 dib u soo celisay lix cunug iyo labo hooyo oo u dhashay dalka Finlnad. Dadkan oo...

Finland waxaa laga helay maanta 252 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo...

Isniin 21.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 252 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 309 qof oo cusub oo qaba feyruska korona

Axad 20.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 309 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Xukuumadda Finland ayaa baarlamanka u gudbisay hindise sharciyeed ku saabsan wax ka beddelka sharciga...

19.12.2020- Xukuumadda ayaa soojeedinaysaa hindise ah in wax laga beddelo sharciga ajnabiga iyo caawimaadda arrimaha sharciga gaar ahaan qaybta quseysa caawimaadda arrimaha sharciga iyo...