Dulmar guud oo ku saabsan xaaladda feyruska korona

Hay'adda caafimaadka iyo nololwanaagga ayaa dulmar guud ku sameysay xaaladda guud ee feyruska korona  uu haatan marayo dalkan Finland gudihiisa tirada illaa iyo haatan la...

Finland waxaa laga helay saddex xaaladood oo nooca cusub ee feyruska korona ah

isniin 28.12.2020 Sheybaarka HUS iyo sheybaaradda cilmiga feyruska ee jaamacadda Helsinki, ayaa si wadajir ah u xaqiijiyay in saddex qof oo reer Finland ah...

Finland waxaa laga helay maanta 160 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo...

Isniin 28.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 160 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 156 qof oo cusub oo qaba feyruska korona

Axad 27.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 156 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Wargelin ku socota Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku jira Xisbiyada Siyaasadda Finland una tartamaya Doorashada...

Helsinki 25.12.2020- Shabakadda warbaahinta Soomaalida Finland (SSMV) oo ka duulaysa baahida loo qabo in bulshadu Soomaalida Finland ay saamayn mug iyo miisaan leh ku...

Finland waxaa laga helay maanta 173 qof oo cusub oo qaba feyruska korona

Finland waxaa laga helay maanta 173 qof oo cusub oo qaba feyruska korona Sabti 26.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday...

Finland waxaa laga helay maanta 201 qof oo cusub oo qaba feyruska korona

Jimce 25.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 201 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Doorashooyinka golaha degaannnada Finland ee 2021

Sidii caadiga ahaydba waxaa soo dhow dorashooyinkii golaha degaannada Finland ee afartii sanaba mar la qaban jirey, kuwaasoo qabanqaabadooda iyo howlaha murashixiinta doorashooyinkaas ay...

Baaritaanka feyruska korona waa la aadi karaa, xitaa xilligaan lagu jiro fasaxa.

Khamiis 24.12.2020. Howlwadeennada arrimaha caafimaadka waxaa ay dadweynaha xusuusinayaan, in haddii qofku uu isku arko qaar ka mid ah astaamaha feyruska korona, uu codsan...

Finland waxaa laga helay maanta 363 qof oo cusub oo qaba feyruska korona

Khamiis 24.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 363 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...