Dalalka Denmark, Norwey iyo Iceland ayaa joojiyay istcmaaalka tallaalka Astra-Zeneca, kaddib saamayn xun oo...

Khamiis 11.03.2021. Howlwadeennada caafimaadka ee dalka Denmark ayaa amar ku bixiyay in muddo laba toddobaad ah la joojiyo siinta tallaalka Astra-Zeneca, Sidaasna waxaa sheegay...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban. (720 qof oo feyruska korona...

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 11.03, saacadda 13.50) Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 554 500 (+ 20 600) Tirada laga helay feyruska 64 609 (+ 720)   Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 720 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 4 xaaladood...

Finland waxaa laga helay maanta 720 xaaladood oo feyruska korona ah Khamiis 11.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta...

Shirkadda Tareennada VR oo sheegtay in qaadashada afshareerka ee tareennada dhexdooda ah ay ka...

Arbaca 10.03.2021. Shirkadda tareennada dalkaan Finland VR ayaa maanta sheegtay, in laga bilaabo subaxnimada khamiista 11.3.2021 qaadashada afshareerka laga dhigi doono mid khasab ah,...

Finland waxaa laga helay maanta 779 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 3 xaaladood...

Arbaco 10.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 779 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban. (779) qof oo feyruska korona...

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 10.03, saacadda 14.40)   Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 533 900 (+ 21 800) Tirada laga helay feyruska 63 889 (+ 779)   Tirada daryeelka...

Finland waxaa laga helay maanta 588 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 2...

Finland waxaa laga helay maanta 588 xaaladood oo feyruska korona ah  iyo 2 xaaladood oo dhimasho cusub ah Talaada 09.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL...

Finland waxaa laga helay maanta 459 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 7...

Isniin 08.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 459 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Xadaymaha jira oo la sii adkaynaayo bilowga toddobaadkan

Dalka Finland waxaa uu toddobaadkaan geli doonaa xaalad aan caadi ahayn, dhibaatada feyruska korona ee jirta awgeed. Xaaladda  aan caadiga ahayn waxaa loola jeedaa...

Xaladdii ugu dambaysay ee korona iyo Soomaaliya

Axad 07.03.2021. Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in feyruska korona laga helay 191 qof afar iyo afar iyo labaatnkii saac ee la...