Xaflad lagu soo dhoweynayay Guddoomiyaha xiriirka kubadda kolayga Soomaaliyeed Dr. Cabdullaahi Nuur Maxamed laguna...
Xaflad aad loo soo agaasimay ayna ka soo qaybgaleen martisharaf ka kala socotay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee Finland ku dhaqan ayaa...
Al-Ihsan Umra Group oo sannadkan idiin diyaarisay adeeg hufan iyo hawl fudud oo lagu...
Waxaa dalka Finland ka ambabaxday 22.12.2023 jameeco Cumrada soo gudanaysa oo ay hoggaaminayaan Culimada magaca ku leh Muslimiinta Finland oo kala ah Sh Cabdulqaadir...
Putinin Venäjä myöntää auliisti viisumeja nuorille afrikkalaisille
Venäjä kiusaa Ukrainaa tukevia Euroopan maita ehdoin tahdoin keinoja kaihtamatta. Uusin kiusaamisen muoto on viisumien myöntäminen afrikkalaisille nuorille käytännössä ilman ehtoja.
Työttömät, epätoivoiset ja ymmärrettävästi...
Xukuumadda Finland oo markale si ku meelgaar ah u xirtay xuduudda Bari ee ay...
War rasmi ah oo ka soo baxay xukuumadda Finland 14.12.2023 ayaa lagu shaaciyay go'aan ay xukuumaddu ku gaartay in markale xuduudda bari ee Ruushka...
Lacagta lagu ganaaxo dadka tikid la’aan ku safra gaadiidka hoos yimaada HSL oo la...
Wasaaradda gaadiidka iyo isgaarsiinta Finland ayaa sheegtay in laga billaabo 1.1.2024 ay lacagta lagu ganaaxo dadka lagu qabto iyagoo tikid la’aan ku safraya gaadiidkooda...
Xaaladda xuduudda ee Finland iyo Ruushka oo sii cakirantay iyo Ruushka oo ku goodiyay...
Kaddib markii ay Finland xirtay 18:kii bishan Nofembar afarta goobood ee xuduudda lagaga soo tallaabo ee dhaca galbeedka shishe ee xuduudda Bari, ayeey Ruushku...
Xukuumadda Finland oo diyaarinaysa fadhi dheeraad oo ku saabsan xaaladda xuduudda Bari iyo sidii...
Wargeyska Iltalehti ayaa qoray in uu helay xog sheegeysa in maanta ay xukuumadda Finland diyaarinayso fadhi dheeraad ah oo ay kaga arrinsanayso xaaladda cakiran...
Golaha deegaanka magaalada Helsinki oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay hindise lagu doonayo in...
Yanar Ozan oo ah Mudane ka tirsan Golaha deegaanka magaalada Helsinki xubinna ka ah xisbiga Cagaarka (Vihreät) oo soojeediyay hindise uu ku dalbanayo, in...
Finland oo xirtay goobo laga soo tallaabo oo ku yaalla xadka Bari ee ay...
Finland oo laga billaabo maanta oo ah 18.11.2023 xirtay goobo laga soo tallaabo oo ku yaalla xadka Bari ee ay la wadaagto dalka Ruushka...
Gaadiidka Metrooga oo muddo labo bilood ah aan ka shaqayn doonin qaybo ka tirsan...
War rasmi ah oo ka soo baxay maamulka magaalada Helsinki ayaa lagu sheegay in Metrooga isku xira Kontula iyo Melleunmäki uu shaqada joojinayo sannadka...