DEGDEG: SULDAAN SAID AHMED OO NOQONAYA XILDHIBAANKII UGU HORREEYAY EE SOOMAALI AH OO GALA...
Helsinki 28.6.2021- Kaddib markii ay Silvia Midig oo ka tirsan baarlamaanka Yurub ay shaaca ka qaadday in aanay siyaasadda gudaha Finland dib ugu soo...
Wiil Soomaali ah oo ka tirsan Booliska Helsinki oo SSMV u warramay
Abdi Egal oo la hadlayay SSMV (Shabakadda Codka Soomaalida Finland) ayaa sheegay, in boolisku yahay hay’ad ay Finnishku kalsooni ku qabaan, si kalsoonidaas ay...
Baaritaanka ninkii soomaaliga ahaa ee dadka ku dilay dalka Jarmalka ayaa wali socda
Axad 27.6.2021. Nin u dhashay dalka Soomaaliya ayaa Jimcihii magaalada ku taalla Koonfurta dalka Jarmalka ee Wurzburg waxaa uu toorrey ku dilay saddex qof...
Wararkii ugu dambeeyay ee feyruska korona ee caalmka oo kooban
Axad 27.6 2021.. Dhakhtar sare oo ka tirsan magaalada Helsinki Timo Lukkarinen ayaa sheegay in illaa iyo maalinkii shalay ahayd ee Sabtida 26.6, dadkii...
Finland waxaa laga helay maanta 95 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Axad 27.06.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 95 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Siyaasi Suldaan Said Ahmed oo qarka u saaran in uu noqdo Xildhibaan ka tirsan...
Doorashadii Golaha deegaanka magaalada Helsinki ee dhowaan dhacday ayaa waxay isbeddel dhibaca xilalka ah u keeni doontaa Xisbiga Bidixda (Vasemmistoliitto) ee uu Siyaasi Suldaan...
Finland waxaa laga helay maanta 125 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Sabti 26.06.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 125 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Ciyaaraha Somali Week oo Helsinki, Finland ka furmay
Cayaaraha Somali Week ayaa todobaadkan ka furmay magaalada Helsinki ee dalka Finland. Cayaarahan oo socon doona inta lagu guda jiro toddobaadka xorriyadda Soomaaliya ayaa...
Finland waxaa laga helay maanta 145 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Jimco 25.06.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 145 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Finland waxaa laga helay maanta 123 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Khamiis 24.06.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 123 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...