Safiiradda Dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhida Finland Nesreen Alshebel oo Afur heer sare...
Munaasabad afur ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay Safaaradda Saudi-Arabia ee Finland ku qabatay xarunteeda ayaa waxaa ka qaybgalay...
Finland oo sannadkii todobaad oo xiriir ah noqotay dalka dunida ugu farxadda badan
Ka gadaal markii shaaca laga qaaday warbixinta sannadla ah ee lagu cabbiro farxadda dunida islamarkaasna lagu shaaciyo dalka ay dadkiisu ugu farxadda badan yihiin...
Duqa magaalada Espoo Jukka Mäkelä oo afur wadareed u sameeyay 19.3.2024 Ururada Muslimiinta
Espoo – Duqa magaalada Espoo Jukka Mäkelä ayaa afur wadareed u sameeyay ururada Muslimiinta ee ka jira magaalada Espoo.
Afur wadareedka oo ahaa kii ugu...
Ra’iisal wasaare Petteri Orpo oo shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta sinnaanta iyo takoor la’aanta...
Xukuumadda Finland ayaa maanta hoolka shirarka ee xarunta dowladda ku qabatay wadahadlkii ugu horreeyay ee noociisa ah oo ay xukuumadda Ra’iisal Wasaare Orpo la...
Maalinta qoraalka far Soomaali ee 21:ka Febraayo oo lagu xusay magaalada Helsinki, Finland
Barbaarso, macallimad iyo qoraa Nimco Nor, Wakiilka AGA (Akadeemiye Goboleedka ,Af Soomaaliga) Aqoonyahan Liibaan Shiikhdoon, guddoomiyaha ururka Suomi-Somali serua ry Yasin Sheikh Omar oo...
Editorial: Finland’s appointment of its new special envoy for peace mediation attracts wide range...
Finland’s Minister of Foreign Affairs Elina Valtonen announced the appointment saying that Suldan Said Ahmed will focus on supporting peace processes in the region,...
Qormada Tifaftiraha: Sidee ayay u tebisay warbaahintu magacaabista ergeyga gaarka ah ee arrimaha nabadeynta...
Waxaa marag-ma-doonta ah in bulshada Geeska Afrika ay u jeelqabto nabad iyo xasilooni ku soo dabbaalanta deegaankooda. Waxaa kale oo aanay laba-cali-isweydiinayn in xaaladda...
Guddoomiya Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xassan Cismaan Gacal iyo agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka...
Waxaa maalmahan booqasho shaqo oo rasmi ah dalka Finland ku joogay Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Mudane prof. Xasan Cismaan Gacal iyo agaasimaha guud ee...
Codbixinta hordhaca ah ee doorashada madaxweynaha Finland oo soo dhammaatay -dalka oo madaxweyne cusub...
Waxaa soo gebagebowday codbixinta hordhaca ah ee wareegga labaad ee doorashada madaxweynaha Finland kaddib markii wareegga koowaad lagu kala bixi waayay. Wareegga labaad ayaa...
Ururka Somalitoons oo markii saddexaad Helsinki ku qabtay maalinta dhaqanka Af-ka Soomaaliga
Waxaa maanta oo ku beegan 27.1.2024 lagu soo bandhigay Xarunta Vuotalo ee Bariga Helsinki dhaqanka Soomaalida, halkaas oo ay ka soo qaybgaleen dadweyne fara...