Maxkamadda caddaaladda adduunka oo soo afjartay sheegashadii Kenya ee badda Soomaaliya
Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ayaa maanta go’aamisay in kiiskii dacwadda badda ee ee Kenya ku andacoonaysay sheegsahada beenta ah ay ku guuleysatay Soomaaliya,...
Xaggee, yaase looga baahan yahay baasaboorka korona?
Talaada 12.10.2021 Sida wararka ku soo baxay qaar ka mid ah warbaahinta dalkaan Finland ay maanta sheegeen, waxaa dalka ka hirgeli doona Sabtida soo...
Finland waxaa laga helay maanta 325 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Sabti 9.10.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 325 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Mashruuc ay dawladdu waddo oo wax looga beddelaayo nidaamkii qoys isukeenidda
Wasaaradda arrimaha guduha ayaa dawladda u gudbisay talo soojeedin ah in wax laga beddelo xeerka ajaanibta. Ujeedada soo jeedintan ayaa ah in si buuxda...
Tulevaisuutta luomassa -hanke tukee vammaisten ja maahan muuttaneiden henkilöiden selviytymistä yhteiskunnallisissa kriiseissä
Tiedote 30.9.2021
Tulevaisuutta luomassa -hankkeen tavoitteena on tukea vammaisten ja maahan muuttaneiden ihmisten selviytymistä ja toimintamahdollisuuksia meneillään olevassa COVID-19-pandemiatilanteessa ja muissa vastaavissa poikkeus- ja kriisitilanteissa.
Hankkeessa...
Warbixin ku saabsan shaqooyinka Booliska Finland iyo sida loogu biiri karo ciidanka Booliska
Ma doonaysaa in aad wax ka ogaato sida uu booliska Finland u shaqeeyo? Ma xiisaynaysaa in aad ku biirto ciidamada Booliska Finland? Ma jeclaan...
Finland waxaa laga helay maanta 477 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Arbaco 22.9.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 477 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Kooxaha falal-dambiyeedka ee dhallinyarada oo aad ugu soo badanaaya dalkaan Finland, waxaana ka tirsan...
Talaada 21.09.2021 Sida maalmahaanba ay wararku tilmaamayeen waxaa sannadkaan gudihiisa dalkaan Finland la soo gudbiyay dambiyo badan oo ay galeen carruurta aan wali qaangaarin,...
Dadka aan qaadan tallaalka feyruska Korona ayaa noqday kuwa xaaladdoodu ay aadka u liidato...
Isniin 20.08.2021 Wargayska Helsingin Sanomat oo soo xiganaaya qaar kamid ah isbitaallada dalka ayaa sheegay, in dadka haatan la ildaran xanuunka feyruska korona ee...