2 584 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 22 xaaladood oo dhimasho...
Arbaco 29.12.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimcihii kaddib illaa maanta laga helay feyruska korona 2 584 oo qof...
3 000 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 3 xaaladood oo dhimasho...
Khamiis 23.12.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimcihii kaddib illaa maanta laga helay feyruska korona 3 000 oo qof oo...
5 932 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 39 xaaladood oo dhimasho...
Isniin 20.12.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimcihii kaddib illaa maanta laga helay feyruska korona 5 932 qof oo...
1 676 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 2 xaaladood oo dhimasho...
Talaada 14.12.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 1 676 qof oo hor leh dalkaan...
Finland waxaa laga helay Jimcihii kaddib 1 296 qof oo uu ku dhacay feyruska...
Arbaco 08.12.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 1 296 qof oo hor leh dalkaan...
Finland: Jimcihii kaddib, 3 412 qof oo feyruska korona ah iyo 23 xaaladood oo...
Isniin 06.12.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga dalkaan Finland ee THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimcihii la soo dhaafay illaa iyo maanta laga helay...
FINLAND oo maanta u dabbaal-degeysa maalinta xornimadeeda oo ay ka soo wareegtay 104 sano
Helsinki- 6.12.2021- Sannad kasta maanta oo kale (6.12) waxaa si mug leh dalka Finland looga xusaa maalinta ay xornimadooda ka qaateen dalka Ruushka oo...
Booliska Finland oo qabtay shan qofood oo looga shakisanyahay falal argagixiso
Booliska Koonfurta Galbeedka ee dalka Finland ayaa maxkamadda Satakunta u gudbiyay dalab lagu xirayo shan qofood oo Finnish ah oo ay soo qabteen, kuwaas...
Ma ogtahay in la joojiyay sharcigii qasabka ka dhigay in xilliga barafka wakhti cayiman...
Kaddib markii uu sannadkii hore ee 2020 dhaqangalay isbeddel lagu sameeyay sharcigii xeerinayay xilliga kama dambaysta ah ee ay tahay in baabuurta lagu xiro...
Ma doonaysaa in aad hesho tababar kaa caawiya sidii aad ugu biiri lahayd Akadeemiyada...
Xarunta Maamulka Deegaanka iyo Xafiiska Shaqada iyo Meherada ee Gobolka Uusimaa ayaa waxay Helsinki ku qabanqaabinayaan kooras diyaarin ah oo loogu talagalay dadka Finnishka...