Xaaladda Yukreyn (Ukraine) oo cirka isku sii shariirtay iyo Ruushka oo dagaal isu-diyaarinaya
Helsinki- Sawiro laga soo qaaday dhanka Dayac-gacmeedka (Satelite) ayaa muujinaya ciidamo Ruush oo fara badan oo ku gaadaamaan dalka Yukreyn iyo Mareykanka oo diyaaradaha...
Kooxaha burcaddda dhallinyarada ee falal dambiyeedka sameeya ee Helsinki iyo Espoo oo xaalkoodu meel...
Talaada 08.02.2022. Booliska gobolka caasimadda iyo xarunta dhexe ee dambibaarista booliska ayaa sheegay, in laga soo bilaabo bishii lixaad ee sanndkii la soo dhaafay...
7 472 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 2 xaalad oo dhimasho...
Talaada 08.02.2022. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 7 472 qof oo hor leh dalkaan...
22 520 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 37 xaalad oo dhimasho...
Isniin 24.1.2022. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimcihii kaddib illaa maanta laga helay feyruska korona 22 520 qof oo...
Doorashooyinkii ugu horreeyay ee Gobollada Finland oo soo idlaaday iyo Xisbiga Isbahaysiga Qaranka (Kokoomus)...
Waxaa shalay (23.1.2022) 21 deegaan doorasho gobolleed lagu soo gebagebeeyay doorashadii abid nooceeda oo kale oo dalka Finland ka dhacda. Doorashada Gobollada ayaa marka...
8 368 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 28 xaalad oo dhimasho...
Khamiis 20.1.2022. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 8 368 oo qof oo hor leh...
8 382 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo hal xaalad oo dhimasho...
Arbaco 19.1.2022. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimcihii kaddib illaa maanta laga helay feyruska korona 8 382 oo qof...
Doorashooyinka Gobollada dalka Finland ee hordhaca ah oo si habsami leh u socda iyo...
Sida lagu baahiyay barta internetka ee YLE, waxaa illaa iyo hadda codkooda ka dhiibatay doorashooyinka gobollada ee dalka Finland sida hordhaca ah uga socda...
Finland oo soo gaabisay wakhti karaantiilka uu ku jirayo qofka uu Korona ku dhaco...
Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland oo marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan THL ayaa ku dhowaaqday in wakhtiga uu karaantiilka ku jiro qofka...
10 000 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 10 xaaladood oo dhimasho...
Talaada 11.1.2022. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimcihii kaddib illaa maanta laga helay feyruska korona 10 000 oo qof...