Ma ogtahay in saddexdii degmo ee Finland ku taal ay hal degmo hoggaamiso qof...
Gungaar uu sameeyay war-sidaha Uutissuomalainen ayaa waxaa ka soo baxday natiijo muujinaysa baaxadda awoodda hoggaamineed ee ay dumarku ku leeyihiin dalka Finland.
Madaxa cilmi-baarista ee...
Wareegga afaraad ee tallaalka Koronaha oo Finland ka billaabanaya- Yaa loo soo jiidanayaa in...
Kooxda khubarada ah ee qaabilsan tallaalka Qaranka islamarkaasna hoos-tagta Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland ayaa maanta oo Isniin ah kuna beegan 21.3.2022 isugu imaanaysa...
Aragtida shacabka Finland ee ka mid noqoshada Nato oo sii xoogeysatay- 62% oo oggol...
Baaritaan degalka (barta) internetka uu Yle ku sameeyay oo lagu ogaanayay aragtida ay shacabku ka qabaan in wakhtigan hadda la joogo lagu biiro Gaashaanbuurta...
Wasiirka arrimaha dibadda Yukreyn: Ruushku wuxuu doonayaa in magaalada uu qabsaday ee Kherson ka...
Wasiir Dmytro Kuleba oo bartiisa Twitter:ka soo dhigay farriin digniin iyo duur-xul isugu jirta ayaa sheegay in Ruushku ay magaalada ay qabsadeed ee Kherson...
Ruushka oo Mareykanka ku eedeeyay in uu hubka bayoloojikaalka ah ku sameeyay Yukreyn
Ruuska ayaa Golaha ammaanka ee Qaramada Midowday ka dalbaday in ay Jimcaha isu yimaadaan.
Warar diblomaasiyadeed ee laga helay xarunta QM ayaa sheegayaa in Ruushku...
Ruushka oo ballaariyay weerarka Yukreyn- Weerarada oo ku dhowaaday xadka Poland
Wararka ka soo baxaya dalka Yukreyn ayaa sheegayaa in saakay uu Ruushku weeraro dhinaca cirka ah ku ekeeyay saddex magaalo oo ay ku jirto...
Madaxdweynaha Finland Sauli Niinistö oo sheegay in uu ku talajiro in uu madaxweyne Putin...
Sauli Niinistö oo shir jaraa’id u qabtay warfidiyeennada ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku xeeran weerarka uu Ruushku ku qaaday welina ku hayo...
Koronavuosi 2021 vaihtui Somaliassa ilman demokraatista vallanvaihtoa
Vuosi 2021 vaihtui Somaliassa samalla tavalla kuin kaikkialla maailmalla koronanepidemian jatkoaikana, ja demokraattinen vallanvaihtokin jäi toteutumatta eikä näytä lähitulevaisuudessa toteutuvankaan.
Olin Mogadishussa vuoden vaihtuessa, kun...
Shikradda tareennada maamusha ee Finland (VR) ayaa ku dhawaaqday labo arrin oo aad loo...
Shirkadda maamusha dhabbayaasha xadiidka ah ee tareennada iyo gaadiidka tareennada ee Finland ayaa ku dhawaaqday in ay gebi ahaanba joojisay wadashaqeynti ay la lahayd...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Finland Pekka Haavisto: Waa suuraggal in Ruushku isticmaallo hubka Nukliyeerka
Wasiir arrimo dibadeedka Finland oo la hadlay warbaahinta dowladda Finland ayaa shaaca ka qaaday in xaaladda Yukreyn ay haatan faraha ka baxday oo uu...