DEGDEG: Dukumentiga ku biirista Nato ee Finland iyo Sweden oo la saxiixay iyo madaxweynaha...
Kaddib markii maanta la saxiixay dukumentiga rasmiga ah ee ay Finland iyo Sweden kula biirayaan Nato ayaa waxaa arrintaas ka falceliyay madaxweynaha Finland, Sauli...
THL: Tirada carruurta qoysaskooda lagala wareegay ee goobaha daryeelka meeleynta la dejiyay oo yaraatay...
Warbixin ay 6.6.2022 soo saartay Hay’adda caafimaadka iyo Nololwanaagga Finland (THL) ayaa lagu sheegay, in tirada carruurta lala wareegay ee goobaha daryeelka meeleynta la...
YK ja Somalian hallitus: Turvattomuus ja pitkittynyt kuivuus uhkaavat Somaliaa nälänhädällä
Kansainvälisen siirtolaisuusjärjestö IOM:n äskettäin julkaiseman ennusteen mukaan jopa lähes 1,5 miljoonaa somalialaista saattaa joutua siirtymään kotiseudultaan seuraavan kuuden kuukauden aikana. Nälänhädän riski on suurempi...
Buuga Gabadhii Barwaaqada ee barbaariso Nimco Nuur oo maanta lagu daahfuray Maktabadda Pasila ee...
Madal lagu soo bandhigayay buug ka hadlaya taariikhda Nimco Nuur oo lagu magacaabo Gabadhii Barwaaqada ayaa ka dhacday maanta magaalada Helsinki, gaar ahaan xarunta...
Maalinta xafladda calanka ee ciidamada xoogga dalka Finland oo Helsinki lagu qabtay iyo cududdda...
Qaybaha kala duwan ee ciidamada Qalabka sida ee Finland ayaa gaardis iyo gaaddo-ka-ciyaar ku soo bandhigay bartamaha magaalada Helsinki waxaana halkaas ku qaabilay madaxweynaha...
Baarlamaanka Finland oo laga aasaasay koox qaabilsan Geeska Afrika- Xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo...
Baarlamaanka Finland ayaa laga aasaasiyay koox xildhibaanno ah oo si gaar ah u qaabilsanaan doonta arrimaha Geeska Afrika. Kooxdan oo la aasaasay Jimcihii la...
Ma doonaysaa in aad raad ku reebto bey’ada Finland? Kaalay ka qaybqaado munaasabadda geedo...
Beerta dhexe ee Helsinki (Helsingin Keskuspuisto) ayaa todobaadka dambe (31.5.2022, 14-16 saac) lagu tallaalayaa geedo. Munaasabaddan geedo-tallaalka ah oo ay iska kaashanayaan Dalladda Moniheli...
Safiirka Mareykanka u fadhiya Finland oo aad u ammaanay awoodda ciidan ee Finland
Doughlas Hickey, safiirka Mareykanka u fadhiya Finland oo wareysi siiyay Fox News ayaa sheegay in uu awoodda ciidan ee Finland la yaabay, wuxuuna Finnishka...
Ruushka oo la filayo in uu carqaladeeyo habsami-socodka ku biirista Finland ay Nato ku...
Ra’iisal wasaaraha Finland Sanna Marin oo marti ku ahayd warka dheeraadka ah ee telefishinka MTV Uutisextra ayaa ka hadashay suuragalnimada in Ruushku ku dhaqaaqo...
Labo qofood oo ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay magaalada Vantaa
War ka soo baxay booliska ayaa lagu sheegay in gaari nooca yar ah oo xawaare sare ku socday uu jidka ka baxay kaddibna uu...