Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadaynta iyo...
Tan iyo wixii ka dambeysay markii MP Suldaan Said Ahmed loo magacaabay xilkan diblomaasiyadeed ee la xiriira arrimaha nabadaynta, dhexdhexaadinta iyo xasilinta Geeska Afrika...
Haweeney ku geeriyootay gudaha xarunta dukaamada ee Iso Omena xilli ay ilaalada suuqu gacanta...
Espoo- Fiidkii hore ee Sabtidii shalay ahayd (7.1.2023) ayeey ilaalada suuqa Iso Omena waxay xoog u qabteen islamarkaasna dhulka ku celiyeen haweeney sida la...
Wasiirka arrimaha qoysaska iyo adeegyada aasaasiga ah ee Finland Krista Kiuru:- Dadka Shiinaha ka...
Kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in cudurka safmarka ah ee Korona uu markale ka dillaacay dhul-weynaha Shiinaha ayeey dalal badan oo Midowga...
Booliska oo sheegay in Afar qofood oo meyd ah laga helay guri ku yaal...
Qaybta booliska ee gobolka Galbeedka Uusimaa (Länsi-Uusimaa) ee Finland ayaa shaaciyay, in shalay oo Isniin ah kuna beegan 19.12.2022 ay guri ku yaal deegaanka...
Qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee Finland oo uga mahdceliyey Xildhibaan MP Suldaan...
Helsinki – Qaar ka mid ah culimaa’udiinka dalka Finland oo maanta ku kulmay xarunta Baarlanaanka dalka Finland ayaa ka warbixiyay dadaalladii uu Xildhibaan Suldaan...
Allaha u naxariisto Imaam Anas Hajar oo maanta lagu aasay Qabuuraha magaalada Vantaa
Waxaa maanta oo Jimco ah 9.12.2022 lagu aasay qabuuraha magaalada Vantaa Allaha u naxariisto Imaamkii masjidka Raabitada Sheekh Anas Hajar, halkaas oo ay ka...
Allaha u naxariisto Imaam Anas Hajar oo ku geeriyooday magaalada Helsinki
Waxaa maalinnimadii Arbacada ku geeriyooday magaalada Helsinki Allaha u naxariistee Imaamkii masjidka raabitada Sheekh Anas Hajar. Imaam Anas Hajar waxaa uu u dhashay dalka...
Booliska oo sheegay inuu u diyaargaroobayo sidii looga hortagi lahaa dagaal kooxeed dhallinyarada dhexdooda...
Axad 4.12.2023. Booliska Galbeedka Uusimaa ayaa shaaca ka qaaday inuu helay warbixinno tilmaamaya, inuu jiro iska horimaad qorshaysan oo laga yaabo in uu dhallinyarada...
Baarlamaanka Finland oo go’aamiyay, in bisha Disembar ee sannadkan 2022 la bixiyo Lacagta carruurta...
Baarlamaanka Finland ayaa aqbalay soojeedin sharci oo dhigaysa in lacagta carruurta ee la siiyo waalidka heysta carruurta 17 sano kayar (Lapsilisä) la bixiyo bisha...
Finland oo lagu xusay Maalinta Ragga ee Caalamiga ah iyo maalinta ragga ee Afrika-...
Waxaa magaalada Vantaa ee Koonfurta dalka Finland lagu qabtay 19.11.2022 xuska Maalinta Ragga ee Caalamiga ah, taas oo ay barbar-socotay maalinta ragga ee Afrika.
Madal...