Wadamada qaar oo lumiyay xuquuqda codkii ay ku lahaayeen Shirka Guud ee Qaramada Midowday,...

Lacagta xubinnimada ee ay dalalka Qaramada Midowday xubnaha ka ah bixiyaan ayaa ah mid aan Jimciyaddu ka maarmin, laakiin dalalka xubnaha ka ah oo...

QORMADA TIFAFTIRAHA: SIYAASADDA IYO SOOMAALIDA FINLAND- Doorashada Baarlamaanka Finland waa ay dhowdahay, cunsuriyiintuna waa...

Waa marag-ma-doonto in Soomaalida Finland ay muddo ka muuqatay siyaasadda heer deegaan iyo gobol ee inta badan ku saleysan deegaannada ay Soomaalidu ka degto...

Guddoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Ruushka (Duuma) Vjatsheslav Volodin  oo sheegay, in masiibo caalami...

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay, in Vjatsheslav Volodin , oo ka mid ah dadka aadka ugu dhow islamarkaasna xulufada la ah Madaxweynaha Ruushka,...

MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda Finland u qaabilsan...

Ergayga gaarka MP Suldaan Said Ahmed oo ku guda-jira safarkiisii shaqo ee saddexaad ee Geeska Afrika iyo Madxweynaha Jabuuti ayaa ka wadahadlay xaaladda guud...

MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee xukuumadda Finland u qaabilsan nabadaynta iyo...

Jigjiga:- Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed iyo Wefdiga Finland ka socda ee uu hoggaaminayay oo kala ahaa Safiirka Finland u fadhiya Itoobiya Amb. Outi...

Ruushka oo sheegay in ay tallaabo ku habboon qaadayaan haddii ay Finland ku biirto...

Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov oo Arbacadii la soo dhaafay (18.1.2023) xarunta wasaaradda kula hadlay warfidiyeenno ka kala socday Ruushka iyo dibadda ayaa...

MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ee dowladda Finland u qaabilsan arrimaha nabadaynta iyo...

Xildhibaan Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee nabadaynta iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika u qaabilsan dowladda Finland oo safar shaqo haatan ku jooga magaalada...

OGEYSIIS: Aaska Allaha u naxariistee Hooyo Nimco Cali Maxamuud waa Khamiista 19.1.2023 saacadda 14.30

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan walaalaha muslimiinta ah ee ku dhaqan dalkaan Finland, inay ka soo qayb galaan, aaska Maama Nimo Ali Maxamed ALLAHA u...

WARBIXIN: MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadaynta iyo...

Mogadishu:- Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed oo bartamihii sannadkii hore ee 2022 loo magacaabay Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xukuumadda Finland nabaddaynta Geeska...

BOOLISKA: Hooyo ayaa looga shakisan yahay in ay iskudayday in ay hoteel ku dhex-disho...

Booliska Helsinki ayaa shaaca ka qaaday in hoteel ku yaal magaalada Helsinki uu ka dhacay fal iskuday dil ah. Hooyo ayaa looga shakisan ytahay...