Dood ku saabsan Xasaradaha dunida ka jira iyo sida xasaradahaas dhexdooda lagu yahay oo...

”MP Suldaan Said Ahmed ayaa shaqo fiican ka haya Geeska Afrika oo dhan- shaqada uu halkaas hayana aad ayaa gobolka looga soo dhoweeyay.”  Wasiirka...

Maamulka Canshuuraha Finland oo kormeeraya maqaayadaha Finland ku yaal

Agaasimaha maamulka canshuuraha u qaabilsan hagitaanka iyo ilaalinta canshuuraha, Marko Myllyniemi ayaa sheegay in sannadkan ay xoogga-saarayaan ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah. Maamulka canshuuraha...

Shaqaalaha dukaamada waaweyn ee Finland oo shaqo-joojin samaynaya laga billaabo berri oo Khamiis ah...

Kaddib markii heshiis laga gaari waayay muranka mushaar-kordhinta ah ee u dhexeeya iskaashatada shaqaalaha dukaamada ka shaqeeya iyo iskaashatada shaqo-bixiyayaasha dukaamada ayaa waxaa laga...
MP Suldaan Said Ahmed

LAASCAANO:- BAAQ NABADEED oo ka soo baxay MP Suldaan Said Ahmed, ergayga gaarka ah...

MP Suldaan said Ahmed oo mashaqada ka taagan Laascaanood ka hadlay maanta ayaa yiri: “Aad ayaan uga naxay una dhibsaday waxyaabaha ka dhacay Laascaanod....

Nin dhallinyaro ah oo geeriyooday kaddib markii uu tareen jiiray- Booliska oo dalbanaya in...

Booliska ayaa sheegay, in nin dhallinyaro ah uu ku geeriyooday Reijola, Joensuu kaddib markii uu hoos-galay tareen. Ninkan geeriyooday ayeey boolisku da’diisa ku sheegeen qiyaastii...

Shabakadda xildhibaannada haweenka ah ee baarlamaanka Finland oo xarunta baarlaaanka Finland ku qaabilay Wasiirka...

Saddex kamid ah xubnaha shabakadda xildhibaannada haweenka ah ee baarlamaanka Finland iyo qaar ka tirsan hawlwadeennada baarlamaanka iyo wasaaradda arrimaha dibadda ayaa maanta ku...

Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida (SSV) oo kulan xogwareysi iyo soo dhoweyn ah la...

Kulan ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen wakiillada ururada ku mideysan Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida oo lagu soo dhoweynayay islamarkaasna lagu xogwareysanayay wasiirka...

Wasaaradda arrimaha dibadda Finland oo war rasmi ah ka soo saartay safarkii MP Suldaan...

Warkan oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Finland,  laguna daabacay bogga internetka ee Wasaaradda lagu baahiyahay baraha bulshada ee wasaaradda ayaa lagu sheegay...

MP Suldaan Said Ahmed, ergayga gaarka ah ee Wasiirka arrimaha dibadda Finland u qaabilsan...

MP Suldaan Said Ahmed iy Danjire Mohamed Ali Guyo ayaa ka wadahadlay arrimaha nabadda, dhaqaalaha, abaaraha iyo guud ahaan siyaasadda Gobolka. Waxaa kale oo...

Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka Cimilada ee JFS Khadija Mohamed Almakhzoumi iyo wefdi ay...

Booqasho rasmi ah oo qaadanaysa 4 maalmood (31.1.2023-3.2.2023) ayaa dalka Finland uga billaabatay Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka Cimilada ee JFS Khadija Mohamed Almakhzoumi...