WARBIXIN GAAR AH: Maanta (22.3.2023) waxaa billaabatay codbixinta hordhaca ah ee doorashada baarlamaanka Finland-...

Waxaa maanta loo dareeray goobaha codbixinnada hordhaca ah ee doorashada baarlamaanka Finland, taas oo lagu soo dooranayo 200 oo xildhibaan oo noqon doono sharci-dejiyayaasha...

HOGGAANKA IYO CULIMADA MASAAJIDDA FINLAND OO KULAN LA QAATAY XILDHIBAAN SUDLAAN SAID AHMED 20.3.2023

Kulan dhexmaray Culimada iyo maamullada Masaajidda dalka Finland iyo xildhibaan Suldaan Said Ahmed ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Muslimiinta Finland, wadashaqeyntii culimada iyo...

Kulan isbarasho, xogwareysi iyo talo-wadaag ah oo Baarlamaanka Finland ku dhexmaray horseedka dhallinyarada Finland-...

Kulan ujeedkiisu ahaa is-xog-wareysi, talo-wadaag, isbarasho iyo isku-xirka dhallinyarada Finnishka ah ee asal ahaan dalka u soo guuray ama ka soo jeeda qoysas dalkan...

Buugaagta qoraa sare Dr. Xuseen M. Cabdulle “Wadaad” oo lagu soo bandhigay xarunta Ururka...

Madal aad loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta Kanava ayna ka soo qaybgaleen hoggaanka, siyaasiyiinta, aqoonyahannada, culimada iyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee Finland ku...

Xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo soojeediyay in Finland laga aasaaso bangi ku habboon habraaca...

Qoraal rasmi ah oo uu maanta soo saaray Xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo ka tirsan Baarlamaanka Finland ayuu ku dalbaday in Finland lagu soo...

Shaqo-joojintii darawallada basaska ee iskaashatada AKT oo dhammaatay iyo murankii shaqada la xiriiray oo...

Shaqo-joojintii ballaarnayd ee ay Arbacdii la soo dhaafay (1.3.2023) billaabeen darawallada gaadiidka dadweynaha gaar ahaan basaska ayaa lagu dhawaaqay in ay dhammaatay kaddib markii...

Baarlamaanka Finland oo maanta (3.3.2023) yeeshay fadhigii ugu dambeeyay ee muddo xileedkiisa 2019-2023 iyo...

Arrinta xiisaha leh ee mudan in la xuso ayaa ah, in Baarlamaankan xilligiisu dhammaadka yahay uu ka mid ahaa MP Suldaan Said Ahmed oo...

Darawallada basaska ee ka tirsan iskaashatada gaadiidka ee AKT oo shaqo-joojin billaabay- halkan ka...

Ka gadaal markii ay shirkadaha basaska iyo iskaashatada xirfadlayaasha gaadiidka ee AKT ay ku kala boodeen wadaxaajood muddo socday ayaa waxaa maanta oo ah...

Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee dowladda Finland u qaabilsan nabadaynta...

Kulan qayb ka ah dadaallada diblumaasiyadeed ee uu MP Suldaan Said Ahmed ku doonayo in uu ugu kala dab-qaado dhinacyada ku lugta leh mashaqada...

Ma ogtahay in adigoo joogo Soomaaliya, Kenya iyo Uganda aad codkaada ka dhiiban karto...

War rasmi ah oo lagu daabacay bogga internetka ee safaaradda Finland ee Kenya, Soomaaliya, Uganda, Sechelles iyo Eritrea ayaa lagu sheegay, in muwaadiniinta Finnishka...