Soomaalida ku guuleysatay kuraasta Golaha deegaanka magaalada Turku
Magaalada Turku oo ah caasimadda labaad ee finland ayaa waxaa ka soobaxay musharrixiintii soomaaliyeed ee ugu badnaa ee doorashooyinka golaha degaanka
Waxaa doraashada ku guuleystay...
Doorashooyinkii golaha deegaanka ee dalka Finland oo soo gabagaboobay iyo Soomaalida oo ku leh...
Doorashooyinkii golaha degaannada ee dalkaan Finland oo socday madadii u dhexeysay 26.5-13.06.2021, ayaa maalintii Axadda ahayd la soo gabagabeeyay.
Waxaa doraashada ku guuleystay xisbiga midigta...
Abdirahman Yusuf Al-Adala: “Täällä on nähty paljon sotasankareita, nyt on aika nähdä rauhansankareita”
Somaliassa nuorten rooli rauhanteossa on kasvamassa ja toivon valo loistaa tunnelin päässä.
Somalia, joka tunnetaan turvattomana, sotaisena ja ennen kaikkea epäonnistuneena valtiona, on viime aikoina...
Dowladda Sucuudiga oo xadaysay tirada xujayda sannadkaan aadaysa magaalada brakaysan ee Makka
Dowladda Sacuduiga ayaa shaaca ka qaadday, in si looga hortago faafista feyruska korona awgeed la xadayn doono tirada xujayda sannadkaan 2021-ka ka qaybqaadanaysa xajka...
Ra’iisul wasaaraha Finland Sanna Marin oo sheegtay in ay dib u celinayso lacagtii gunnada...
Sabti 05.06.2021. Ra’iisul wasaaraha dalka Finland Sanna Marin ayaa sheegtay in ay gabi ahaanba dib u celinayso lacagtii hore loo siin jiray ee loogu...
Musharax Mohamed Ali Jama oo u tartamaya Golaha deegaanka Espoo
Murashaxa Mohamed Ali Jama oo u taagan doorashada golaha degaanka ee Espoo, ayaa soo bandhigay barnaamijkiisa waxkaqabad, isagoo sheegay in uu diyaar u yahay...
Ninkii ereyada cunsurinmmada leh ku caayay xildhibaanka soomaaliyeed ee golaha degaanka Helsinki Abdirahiin Hussein...
Axad 30.5.2021. Maxkamadda magaalada Helsinki ayaa bishaan gudaheeda xukun ganaax ciqaabeed ah ku ridday ninkii ereyada cunsurinimmada leh ku caayay xildhibaanka caanka ah ee...
FARRIINTA MURASHAXA GOLAHA DEEGAANKA MAGAALADA ESPOO ABDI-RASHID MOHAMUD-356 (SDP)
ESPOO- 28.5.021- FARRIINTA MURASHAXA GOLAHA DEEGAANKA MAGAALADA ESPOO ABDI-RASHID MOHAMUD-356 (SDP)
”Qiyamyada aniga muhiimka ii ah waxaa aasaas u ah xoriyadda, sinnaanta, midnimada iyo caddaaladda.
...
Kumannaan Muhaajiriin ah oo todobaadyadii la soo dhaafay soo galay Yurub- Jasiiradda Lampedusa ee...
Helsinki 25.5.2021– Tirada muhaajiriinta sababo kala duwan uga soo firxanaya dalalkooda ama dalalkii ay ku noolaayeen ee soo gelaya Yurub ayaa sannadkan markale sare...
Suomen Somali Media Verkosto SSM oo dhammaantiin idin leh ciid wanaagsan
Maamulka codka Soomaalida Finland ee Suomen Somali Media Verkosto SSM, waxaa munaasabadda Ciidda barakaysan ee fidriga awgeed uu hambalyo u dirayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed,...