Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo kulan dhiirrigelin iyo taageero ah u qabatay Xildhibaan Suldaan...
Kulan si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacay magaalada Helsinki, Finland ayaa waxaa shahaado sharaf lagu guddoonsiiyay Xildhibaan Suldaan Said Ahmed.
Kulanka...
Muxaadaro aad u qiimo badan oo ku saabsan Aragtida ay Diinta Islaamku ka qabto...
Muxaadarada oo qayb ka ah Mashruuca Savior ayaa waxaa ugu horreyn ka hadlay Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland Mohamed Abdirahman Absiye. Guddoomiyaha oo ka...
Muxaadaro: Aragtida Diinta Islaamku ka qabto waajibaadka iyo xuquuqaha ay waalidku isku leeyihiin marka...
Ku soo dhowaada muxaadaro ku saabsan:
Aragtida Diinta Islaamku ka qabto waajibaadka iyo xuquuqaha ay waalidku isku leeyihiin marka ay kala tagaan kaddib
Waxaa soo jeedinaya:...
QORMADA TIFAFTIRAHA (Pääkirjotus): Metelaadda ay Soomaalida Finland hadda ku leedahay Baarlamaanka Finland sidee lagu...
Si guud: - Sida ku cad shaxda Hay’adda istaatiistikada Finland (2021), dadka asal ahaan Soomaalida ah ee Finland ku nool waxay yara kor u...
Waxaa maanta oo ku beeggan 27.8.2022 dalka Finland laga xusay Maalinta Booliska Finland+ sawirro
Booliska Finland oo lagu tilmaamo, mid ku naaxa kalsoonida shacabka ayaa maanta meelo badan ku soo bandhigay waxqabadkooda, qalabka iyo gaadiidka ay isticmaalaan iyo...
Ra’iisal wasaaraha Finland Sanna Marin oo ka hadashay sawir warbaahinta bulshada lagu baahiyay oo...
Kaddib markii sawir ay labo qofood dumar ah isku-dhunkanayaan gudaha dhismaha Kesäranta ee deegaanka Ra’iisal wasaaraha Finland lagu baahiyay baraha bulshada, ayeey Sanna Marin...
Dalka Jeek (Czech) oo soo jeediyay in gebi ahaan dadka Ruushka ah loo diido...
Dalka Jeek (Czech) oo haatan haya guddoomiyanimada wareegta ee Midowga Yurub ayaa bah-wadaagta Midowga Yurub u soo jeediyay in si wadajir ah loogu diido...
Waxaa maanta qabuuraha Honkanummi ee magaalada Vantaa lagu aasay Allaha u naxariisto Abdifatah Egal...
Innaa Lillaali Wa innaa Ileyhi Raajicuun!
Waxaa maanta qabuuraha Honkanummi ee magaalada Vantaa lagu aasay Allaha u naxariistee Abdifatah Egal oo ka tirsanaa ciidamada booliska...
Espoo oo Tallaalka afaraad ee Koronaha siinaysaa dhammaan dadka ka weyn 60 sano iyo...
War rasmi ah oo ka soo baxay magaalada Espoo islamarkaasna lagu baahiyay bogga internetka ee magaalada ayaa lagu sheegay, in laga billaabo 1.8.2022 ay...
Warbixinta Socdaalka Nabadeed ee Ergayga gaarka ah ee xukuumadda Finland u qaabilsan nabadaynta Geeska...
Xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo wakhti yar kahor loo magacaabay Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xukuumadda Finland nabaddaynta Geeska Afrika ayaa socdaalkiisi ugu...