Miyaad ka fekertaa Koronaa? Ma u baahantahay talo?
Helsinki 25.6.2020- Welwelku yuusan kaligaa kugu ekaan ee soo wac:
Talaada kasta, saacadda u dhexeysa 14-16 Khadka telefoonka (0800- 390311) ee xanuunada ku dhaca...
Dowladda Finland oo 3 Milyan oo EURO oo dheeri ah ugu deeqday Soomaaliya
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Finland ayaa sheegtay inay kordhisay taageerada dhaqaale oo ay siineyso Soomaaliya, iyadoo ugu deeqday 3 milyan oo Euro oo dheeri ah,...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)
Helsinki 24.6.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7167. Isbeddelku wuxuu ku saleysan yahay la...
24 June 2020: Update on COVID-19 from Somalia.
24 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia.
> New cases confirmed today: 25
> Somaliland: 17
> Benadir: 7
> South West: 1
> Male: 19
> Female: 6
>...
23 June 2020: Update on COVID-19 from Somalia.
23 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia.
> New cases confirmed today: 23
> Somaliland: 18
> Benadir: 5
> Male: 18
> Female: 5
> Recovery: 11
> Death:...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)
Helsinki 22.6.2020- Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7144.
Waxaa isbitaalka lagu dabiibayaa 21 qofood halka...
22 June 2020: Update on COVID-19 from Somalia.
22 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia.
> New cases confirmed today: 33
> Puntland: 21
> Somaliland: 7
> Galmudug: 5
> Male: 30
> Female: 3
> Recovery:...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)
Helsinki 19.6.2020- Maadaama lagu jiro billowga xafladda bartamaha xagaaga la qabto ee ee dabshidka iyo bad-galka isugu jirta (Juhannus) ayaan waxa dib u eegis...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)
Helsinki 18.6.2020 -Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7131. Tiradii shalay waxaa ku korortay 14...
Talooyinkii la xiriiray in aan isbitaallada la booqan Fayruska Korona dartiis oo laga laabanayo
Helsinki 18.6.2020- Krista Kiuru, Wasiirka Qoyska iyo Adeegyada Aasaasiga ah ayaa sheegtay in la burinayo ama meesha laga saarayo talooyinkii ay xukuumaddu horay u soo...