Munaasabad faneed Helsinki ka dhacday oo laga cabsi qabo in la isku qaadsiiyay feyruska...
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in dad u soo daawasho tegay munaasabad faneed ka dhacday magaalada Helsinki ay halis ugu jiraan in ay qaadaan...
Xaaladihii ugu dambeeyay ee feyruska korona iyo cabsi xooggan oo laga qabo in uu...
Espoo 12.8.2020- Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL waxaa Finland maanta laga helay xanuunka 19 qof oo cusub oo qaba feyruska Korona.
Illaa...
Ruushka oo aqbalay tallaal cusub oo Korona la isaga tallaalayo iyo WHO oo doonaysa...
Helsinki- 12.8.2020- Ururka Caafimaad Adduunka oo ka hadlayay tallaalka ay Ruushku shaaciyeen in looga gaashaaman karo fayruska Koronaha ayaa sheegaya in tallaalka Korona ee...
Waxaa la shaaciyay shan siyaabood oo fudud oo looga hortegi karo mowjadda labaad ee...
Helsinki 10.8.2020- Waxaa markale sare u kacay fiditaanka fayruska Korona ee gudaha Finland, sida ay khubarada iyo hawlwadeennada caafimaadku qabaanna, mowjaddii labaad ee safmarka...
50 qof oo magaalada Espoo deggan ayaa la faray in ay is gooni-soocaan, sababo...
50 qof oo deggan magaalada Espoo ayaa loo diray fariimo tilmaan hagiseed oo faraya in ay iyagu si iskood ah isu gooni-soocaan, kadib markii...
Magaalada Turku oo ku talisay in Af-Shareer ay xirtaan dadweynaha ka hor talooyinka Qaran...
Magaalada dhacda koonfur galbeed ee dalka Finland ayaa soo rogtay isticmaalka Af-shareerka gudaha baabuurta dadweynaha dhexdooda, Iyadoo caruurtu ay ku noqonayaan iskuulada toddobaadka soo...
Mowjaddii labaad ee Korona oo la sheegayo in ay Finland ku dhufatay
Helsinki 6.8.2020- Maareeyaha Hus Juha Tuominen oo marti ku ahaa barnaamijka A-Studio ayaa sheegay in mowjaddii labaad ee la saadaalinayay ee Korona ay billaabatay...
2 Qof oo Korona Feyrus ugu geeriyooday Finland iyo Iskuulada oo isu diyaarinaya in...
Espoo 5.8.2020- Labo qof ayaa Korona Feyrus ugu geeriyootay dalka Finland, taasoo tirada guud ee cudurka ugu geeriyootay ka dhigeysa 331 qof, sida ay...
Magaalada Helsinki oo sheegtay in koox dad ah oo u damaashaad tegay Linnanmäki ay...
Helsinki 3.8.2020- Waxaa soo baxaya warar sheegaya in koox wada-socotay oo todobaad kahor tegay Linnanmäki ay sababeen halis muuqata oo ay dadkii kale ee...
THL oo ku talajirta ku talinta isticmaalka weji-shareerka ama maaskarada
Helsinki 2.8.2020- Maamulaha qaybta ammaanka caafimaadka ee Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland Mika Salminen oo la hadlayay Yle ayaa sheegay in THL ay ku...