Finland waxaa laga helay maanta 302 xaaladood oo feyruska korona ah

Talaada 02.02.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 302 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Magaalada Helsinki oo bilowday maanta tallaalista dadka da’doodu ka weyn tahay 85 sano

Isniin 01.02. Magaalada Helsinki ayaa maanta bilowday in ay feyruska korona ka tallaasho dadka sannadkaan buuxiyay da’da 85-ta sano ee reer Helsinki ah, sidoo...

Xaaladda Korona ee Finland

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Isniin 01.02, saacadda 13.30)   Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 827 600 (+ 38 200) Tirada laga helay feyruska 45 482 (+ 1080) ·       Sabti 30.1...

Finland waxaa laga helay maanta 367 xaaladood oo feyruska korona ah

Axad 31.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 367 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland waxaa tallaalka qaatay ku dhowaad 145 000 oo qof

Sabti 30.01.2021. Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga ee dalkaan Finland THL, waxaa tallaalka looga hortagaayo faafista feyruska korona qaatay dad tiradooda lagu...

Finland waxaa laga helay maanta 469 xaaladood oo feyruska korona ah

Sabti 30.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 469 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 363 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 7 xaaladood...

Jimce 29.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 363 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Xaaladda Korona ee Finland

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Jimce 29.1, saacadda 13.20) Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 789 400 (+ 7000) Tirada laga helay feyruska 44 402 (+ 363)   Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda         72...

Cilmibaaris cusub oo caddaynaysa dalalka ugu horreeya adduunka xagga wax kaqabashada feyruska korona

Macahadka cilmibaarista Austaraaliya ee Lowy Institute ayaa cilmibaaris uu ku sameeyay qaabka ay dowladaha adduunku wax uga qabteen ka hortagga faafista feyruska korona, waxaa...

Finland waxaa laga helay maanta 423 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 4 xaaladood...

Khamiis 28.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 423 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...