Finland waxaa laga helay maanta 465 xaaladood oo feyruska korona iyo 14 xaaladood oo...

Finland waxaa laga helay maanta 465 xaaladood oo feyruska korona iyo 14 xaaladood oo dhimasho hor leh ah Isniin15.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa...

Wasiirka caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee Korona iyo Soomaaliya

Axad 14.03.2021. Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in 24-kii saac  ee la soo dhaafay feyruska korona laga helay 244 qof, halka 18 qofna...

Nidaamka tallaalka kahortagga feyruska korona ee Finland oo laga yaabo in isbeddel lagu sameeyo,...

Xaaladda faafista feyruska korona ee caasimadda iyo hareeraheeda ayaa intii muddo ahba kor u sii kacaysay, iyadoo maalibna maalinta ka dambaysa ay tirada dadka...

Xaladdii ugu dambaysay ee Korona iyo Somaaliya

Sabti 13.03.2021. Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in feyruska korona laga helay 126 qof  afartan iyo sideedii saac ee la soo dhaafay,...

Finland waxaa laga helay maanta 691 xaaladood oo feyruska korona ah

Sabti 13.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 691 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban. (706 qof oo feyruska korona...

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 12.03, saacadda 13.10) Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 572 800 (+ 18 300) Tirada laga helay feyruska 65 315 (+ 706)   Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 706 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 3 xaaladood...

Jimce 12.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 706 qof oo hor leh dalkaan Finland....

Dalalka Denmark, Norwey iyo Iceland ayaa joojiyay istcmaaalka tallaalka Astra-Zeneca, kaddib saamayn xun oo...

Khamiis 11.03.2021. Howlwadeennada caafimaadka ee dalka Denmark ayaa amar ku bixiyay in muddo laba toddobaad ah la joojiyo siinta tallaalka Astra-Zeneca, Sidaasna waxaa sheegay...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban. (720 qof oo feyruska korona...

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 11.03, saacadda 13.50) Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 554 500 (+ 20 600) Tirada laga helay feyruska 64 609 (+ 720)   Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 720 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 4 xaaladood...

Finland waxaa laga helay maanta 720 xaaladood oo feyruska korona ah Khamiis 11.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta...