Dad cusub oo laga helay feyruska korona dalkaan Finland- tirada dadka laga helayo oo...

28.8.2020- Hay’adda THL ayaa sheegtay in Finland laga helay feyruska korona 17 qof oo hor leh, taasoo tirada guud ee dadka Finland laga helay...

Talooyinkii la xiriiray in aan isbitaallada la booqan Fayruska Korona dartiis oo laga laabanayo

Helsinki 18.6.2020- Krista Kiuru, Wasiirka Qoyska iyo Adeegyada Aasaasiga ah ayaa sheegtay in la burinayo ama meesha laga saarayo talooyinkii ay xukuumaddu horay u soo...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 124 xaaladood oo feyruska ah iyo 3 xaaladood...

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 11.05, saacadda 13.40 Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 679 100 (+ 35 000) Tirada laga helay feyruska 88 990 (+ 124) Tirada...

Dulmar guud oo ku saabsan xaaladda feyruska korona

Hay'adda caafimaadka iyo nololwanaagga ayaa dulmar guud ku sameysay xaaladda guud ee feyruska korona  uu haatan marayo dalkan Finland gudihiisa tirada illaa iyo haatan la...

Finland waxaa laga helay maanta 246 xaaladood oo feyruska korona ah

Axad 24.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 246 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Wararka caalamka ee maanta iyo feyruska korona

Finland waxaa laga helay 45 qof oo cusub oo qaba feyruska korona  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Sabti 5.9.2020 laga...

Finland waxaa laga helay maanta 296 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...

Arbaco 21.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 296 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Ardey iyo shaqaale ka tirsan dugsiga hoose ee Herttoniemenranta (Helsinki) ayaa la geliyay karantiil,...

19 ardey oo ka tirsan dugsiga hoose ee Herttoniemenranta iyo 13 ka tirsan shaqaalaha iskuulka ayaa la geliyay karantiil muddo laba toddobaad ah, kadib...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 22.02, saacadda 12.30) Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 183 300(+ 36 000) Tirada laga helay feyruska 54 132 (+ 1 479) ·      ...

Xaaladda Korona ee Finland

waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Isniin 25.1, saacadda 16.30)   Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 726 400 (+ 26000) Tirada laga helay feyruska 42 772 (+ 857) Sabti 23.1 oo laga...