Mowjaddii labaad ee Korona oo la sheegayo in ay Finland ku dhufatay
Helsinki 6.8.2020- Maareeyaha Hus Juha Tuominen oo marti ku ahaa barnaamijka A-Studio ayaa sheegay in mowjaddii labaad ee la saadaalinayay ee Korona ay billaabatay...
2 Qof oo Korona Feyrus ugu geeriyooday Finland iyo Iskuulada oo isu diyaarinaya in...
Espoo 5.8.2020- Labo qof ayaa Korona Feyrus ugu geeriyootay dalka Finland, taasoo tirada guud ee cudurka ugu geeriyootay ka dhigeysa 331 qof, sida ay...
Magaalada Helsinki oo sheegtay in koox dad ah oo u damaashaad tegay Linnanmäki ay...
Helsinki 3.8.2020- Waxaa soo baxaya warar sheegaya in koox wada-socotay oo todobaad kahor tegay Linnanmäki ay sababeen halis muuqata oo ay dadkii kale ee...
THL oo ku talajirta ku talinta isticmaalka weji-shareerka ama maaskarada
Helsinki 2.8.2020- Maamulaha qaybta ammaanka caafimaadka ee Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland Mika Salminen oo la hadlayay Yle ayaa sheegay in THL ay ku...
Maamulka Canshuuraha oo sheegay in maanta ay tahay maalinta ugu dambaysa ee ay sugayaan...
Vantaa 27.7.2020- Maanta oo Isniin ah kuna beegan 27.7.2020 ayeey maamulka canshuuraha Finland u qabteen dadka lacagi uga soo laabanayso Maamulka Canshuuraha in ay...
Maxaad ka ogtahay farqiga u dhexeeya tirada carruurta sannadkan 2020 ku dhalatay Finland iyo...
Helsinki 26.7.2020-Isbarbardhig lagu sameeyay tirada carruurta ee sannadkii hore xilligan oo kale dhalatay iyo tan sannadkan dhalatay ayaa muujinaysaa in uu jiro farqi muuqda...
Dowladda Finland oo Korona dartiis xayiraad dhinaca safarka ah ku soo rogtay dalal ay...
Helsinki 23.7.2020- Go’aan maanta (23.7.2020) ka soo baxay xukuumadda Finland ayaa lagu sheegay in xaaladda Korona dartiis xayiraad dhinaca safarka ah la saaray laga...
Wargelin ku saabsan bilashada bisha Dilxijjah, maalinta Carafa iyo Maalinta Ciidda
Helsinki 20-.7.2020- WARGELIN: War ka soo baxay Maxkamadda sare ee dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in maanta oo bisha Dulqicda ee...
Xubnaha Golaha Midnimada Soomaaliyeed (Suomen somalialaisten liitto) oo doortay Gole Dhexe iyo Gole Fulineed
Helsinki 19.7.2020- Xubnaha Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland ayaa waxay 4.7.2020 doorteen Gole Dhexe oo ka kooban 25 xubnood, kuwaas oo xilli-xileedkoodu yahay 2020/2022.
Golaha...
Sharciga dib u Midaynta Qoysaska ee dadka Magangelyodoonka oo isbeddel lagu sameynayo
Helsinki 18.7.2020- Wasaaradda Arrimaha Gudaha Finland ayaa waxay diyaarinaysaa isbeddel lagu sameynayo sharciga Ajnabiga, kaas oo danta laga leeyahay ay tahay in meesha looga saaro...