Tirada dadka laga helay feyruska korona dalkan Finland oo hadda kor u dhaaftay 8000
Afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay waxaa laga helay feyruska korona 21 qof, sidaasna waxaa sheegtay hay’adda THL. Tirada guud ee dadka...
Warbixintan kaga bogo sida uu u kala saameeyay Cudurka Korona Feyruska Waddamada Caalamka
Tirada dhimashada feyruska korona ee Mareykanka oo sii kordheysa
Sida ay sheegeen xarumaha kahortagga iyo la dagaallanka cudurrada faafa ee dalka Mareykanka, tirada dhimashada feyruska...
Hay’adda THL oo soo saartay nidaam kaartada Yurub oo lagu kala saaraayo xaaladda feyruska...
Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga ee dalkan Finland THL ayaa soo saartay nidaamka samaafaraha ama nalalka gaadiidka haga oo kale ah, kaasoo lagu muujinaayo xaaladda...
Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga (THL) oo war ka soo saartay goorta ay tahay in...
Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa soo saartay tilmaanbixin cusub oo ku saabsan, marka ilmaha xanuunsan ee lagu arko astaamaha adkaanta neefsashada la geyn...
Wararkii ugu dambeeyay ee Korona- Finland oo laga helay 43 qof oo cusub oo...
Sida ay sheegtay Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL waxaa Talaada 25.8 laga helay dalkan Finland 43 qof oo hor leh oo uu ku dhacay...
Shirkadda diyaaradaha ee Finnair oo dhimaysa kumannaan shaqaalaheeda ka tirsan
Helsinki 26.8.2020- Shirkadda dayuuradaha dalkan Finland ee Finnair ayaa dooneysa in ay sameyso shaqaale dhimis, saameynta uu ku yeeshay xanuunkan safmarka feyruska korona awgiis....
Feyruska Korona miyuu markale ku dhacaa qofkii uu horay ugu dhacay?
Helsinki 26.8.2020 Waxaa xilligii uu soo ifbaxay cudurkaan safmarka ah ee feyruska korona aad loo hadal hayay warar sheegaya, in mar hadii uu qofka...
RAUHANPUOLUSTAJAT: POLIITTINEN KRIISI KOLHII TAAS SOMALIAN HAURASTA DEMOKRATIAA
Rauhanpuolustajat: Somalian parlamentti pakotti maan pääministerin Hassan Ali Khairen tekemään eropäätöksen elokuun puolivälissä epäluottamuslauseäänestyksen jälkeen. Monet pitävät syrjäyttämistä ennenkuulumattomana ja pelkäävät sen uhkaavan maan...
Magaalada Helsinki oo siineysa Af-shareerka dadka dhaqaale ahaan liita
Magaalada Helsinki ayaa bilaabeysa inay siiso Af-shareerka dadka dhaqaale ahaan liito, kadib markii ay badatay tirada cusub ee dadka cudurka Korona Feyruska qaba bishii...
Wararkii ugu dambeeyay ee Feyruska Korona ee daafaha caalamka
Tirada dadka laga helay feyruska korona ee Talyaaniga oo kor u sii kacaysa
Dalka Talyaaniga waxaa maalinkii Axadda ahayd laga helay in ka badan 1200...