Wararkii ugu dambeeyay ee feyruska korona iyo Finland
Sida ay sheegtay haya’dda caafimaadka iyo nololwanaagga THL waxaa feyruska korona laga helay 7 qof. Tirada guud ee laga helay feyruska korona ayaa gaareysa...
Wararkii ugu dambeeyay ee feyruska korona iyo caalamka intiisa kale
Jarmalka oo boolisku ay kala direen mudahaarad ballaaran oo looga soo horjeeday xayiraadaha dawladda ee feyruska korona iyo qaabka ay ula tacaaleyso feyruska.
Booliska magaalada...
Finland kama jirto wax dhimasho cusub oo feyruska korona ah
Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ma jirto wax dhimasho ah uu sababay feyruska korona oo maalmahaan ka dhacday dalka Finland. Tirada...
Furiinka lammaanaha is qaba ee magaalada Helsinki oo hoos u dhacay xilligii xagaaga ee...
Magaalada Helsinki waxaa xagaagaan la soo dhaafay maxkamadda laga dalbaday furiin ka yar intii sannadkii hore.
Sida ay sheegeyso warbixin laga helay maxkamadda hoose ee...
Wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo feyruska korona
Dalka Hindiya
Wararka ka imaanaya dalkaas ayaa sheegaya in afar iyo laabatankii saac ee la soo dhaafay laga helay dalka Hindiya 77 266 qof oo hor...
Dad cusub oo laga helay feyruska korona dalkaan Finland- tirada dadka laga helayo oo...
28.8.2020- Hay’adda THL ayaa sheegtay in Finland laga helay feyruska korona 17 qof oo hor leh, taasoo tirada guud ee dadka Finland laga helay...
Gegida dayuuradaha dalkan Finland oo loo diyaarinayo eeyo loogu talaggalay in ay aqoonsadaan qofka...
28.8.2020- Magaalada Vantaa ayaa waxaa ka socda qabanqaabinta eeyo loo tababaraayo in ay aqoonsadaan qofka qaba feyruska korona. Tirada eeyaha hadda loo carbinayo in...
Diyaaradihii ka imaanaayay magaalada Skopje oo la joojiyay- Waa maxay sababta loo joojiyay?
28.8.2020- Waasaradda gaadiidka iyo isgaarsiinta dalkan Finland Traficom ayaa joojisay diyaaradihii isaga dhex gooshayay magaalada Skopje ee caasimadda Waqooyiga Makedooniya iyo magaalada Turku ee...
Wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo feyruska korona- wadamada uu sida xawli ah ugu...
28.8.2020- Dalka Isbeyn oo xaaladda faafitaanka feyruska korona ay maalinba maalinta ka dambeysa cirka isku sii shareereyso, ayaa waxaa wararku tilmaamayaan in dalkaas laga...
Tirada dadka laga helay feyruska korona dalkan Finland oo hadda kor u dhaaftay 8000
Afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay waxaa laga helay feyruska korona 21 qof, sidaasna waxaa sheegtay hay’adda THL. Tirada guud ee dadka...