Finland waxaa laga helay maanta 143 qof oo uu ku dhacay feyruska korona ah

Khamiis 03.06.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 143 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Noocyada cusub ee feyruska korona oo loo bixiyay magacyo cusub, si aanay u dhicin...

Arbaco 02.06. Hay’adda caafimaadka adduunka WHO ayaa dhowaan soo saartay liiska magacyo cusub oo loo bixiyay noocyada cusub ee kala duwan ee feyruska korona. Waxaana...

Finland waxaa laga helay maanta 128 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...

 Talaada 02.06.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 63 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Xaaladda guud ee Korona ee Finland oo kooban: Waxaa la helay 128 qof iyo...

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 2.5, saacadda 14.20 Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 5 052 100 (+ 58 300) Tirada laga helay feyruska 92 770 (+ 282) ·      ...

Finland waxaa laga helay maanta 154 qof oo uu ku dhacay feyruska korona

Talaada 01.06.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 154 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada guud...

Finland waxaa laga helay maanta 56 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...

Isniin 31.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 56 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada guud...

Isniin 31.05. 56 xaaladood oo feyruska ah iyo 8 xaaladood oo dhimasho cusub ah.

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 31.05 saacadda 13.40 Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 993 800 (+ 20 600) Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 63 qof oo uu ku dhacay feyruska korona

Axad 30.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 63 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Ninkii ereyada cunsurinmmada leh ku caayay xildhibaanka soomaaliyeed ee golaha degaanka Helsinki Abdirahiin Hussein...

Axad 30.5.2021. Maxkamadda magaalada Helsinki ayaa bishaan gudaheeda xukun ganaax ciqaabeed ah ku ridday ninkii ereyada cunsurinimmada leh ku caayay xildhibaanka caanka ah ee...

Finland waxaa laga helay maanta 182 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood...

Xaaladda guud oo kooban: Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 28.05, saacadda 14.20 Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 973 200 (+ 24 200) Tirada laga helay...