Finland waxaa laga helay maanta 103 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Arbaco 16.06.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 103 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Soomaalida ku guuleysatay kuraasta Golaha deegaanka magaalada Turku
Magaalada Turku oo ah caasimadda labaad ee finland ayaa waxaa ka soobaxay musharrixiintii soomaaliyeed ee ugu badnaa ee doorashooyinka golaha degaanka
Waxaa doraashada ku guuleystay...
Finland waxaa laga helay maanta 73 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Talaada 15.06.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 73 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Doorashooyinkii golaha deegaanka ee dalka Finland oo soo gabagaboobay iyo Soomaalida oo ku leh...
Doorashooyinkii golaha degaannada ee dalkaan Finland oo socday madadii u dhexeysay 26.5-13.06.2021, ayaa maalintii Axadda ahayd la soo gabagabeeyay.
Waxaa doraashada ku guuleystay xisbiga midigta...
Finland waxaa laga helay maanta 29 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Isniin 14.06.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 29 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada guud...
Abdirahman Yusuf Al-Adala: “Täällä on nähty paljon sotasankareita, nyt on aika nähdä rauhansankareita”
Somaliassa nuorten rooli rauhanteossa on kasvamassa ja toivon valo loistaa tunnelin päässä.
Somalia, joka tunnetaan turvattomana, sotaisena ja ennen kaikkea epäonnistuneena valtiona, on viime aikoina...
Finland waxaa laga helay maanta 47 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Axad 13.06.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 47 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Dowladda Sucuudiga oo xadaysay tirada xujayda sannadkaan aadaysa magaalada brakaysan ee Makka
Dowladda Sacuduiga ayaa shaaca ka qaadday, in si looga hortago faafista feyruska korona awgeed la xadayn doono tirada xujayda sannadkaan 2021-ka ka qaybqaadanaysa xajka...
Finland waxaa laga helay maanta 114 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Sabti 12.06.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 114 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Finland waxaa laga helay maanta 47 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Jimco 11.06.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 47 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...