Jadwalka Salaadda Ciidul-Adhxa ee 20.7.2021 iyo Goobaha lagu tukanayo ee magaalooyinka Espoo, Helsinki, Tampere...
Jadwalka Salaadda Ciidul-Adhxa ee 20.7.2021 iyo Goobaha lagu tukanayo ee magaalooyinka Espoo, Helsinki, Tampere iyo Vantaa:
Espoo waxaa looga tukanayaa:
Talaado 20.7.2021
Kivenlahdenkatu 20 (Kivenlahden tekonurmi- Espoo),...
Finland ayaa markii ugu horaysay tirada guud ee dadka laga helay feyruska korona, ...
Finland oo markii ugu horaysay ay tirada guud ee dadka laga helay feyruska 100 000 kor u dhaaftay
Axad 18.07.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa...
Ururka Faca weyn ee SOCUS RY oo daahfuray Somali Cup iyo madax kala duwan...
Ururka SOCUS RY oo Somali Cup qabanqaabinayay muddo ka badan 20 sano ayuu Guddoomiyaha Ururka Cabdulqaadir Macalin Cilmi (Qooje) ku dhawaaqay in Somali Cup...
Finland waxaa laga helay maanta 384 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Sabti 17.07.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 384 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Finland waxaa laga helay maanta 380 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Jimco 16.07.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 380 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Ogeysiis ku wajahan dadka u safraya dalalka Etiopia iyo Kenya
Dadka u safraya dalalka Etiopa iyo Kenya waxaa lagu wargelinayaa in hadda wixii ka dambeeya ay dalalkaas joojiyeen viisaha laga qaadan jiray gegida dayuuradaha...
Finland waxaa laga helay maanta 324 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Khamiis 15.07.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 324 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Finland waxaa laga helay maanta 383 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...
Arbaco 14.07.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 383 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Finland waxaa laga helay maanta 290 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Talaada 13.07.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 290 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Magac dembiyeed cusub oo sharciga Finland lagu soo daray- diidista baaritaanka Korona oo noqonaysa...
Sharcigan cusub oo dhaqangelaya laga billaabo 12.7.2021 ayaa shaqaynaya tan iyo inta laga gaarayo 15.10.2021.
Soosaarista iyo go’aaminta sharcigan oo uu baarlamaanka Finland go’aamiyay ayaa...