Finland waxaa laga helay maanta 510 qof oo uu ku dhacay feyruska korona Jimco 24.9.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday...

Finland waxaa laga helay maanta 477 qof oo uu ku dhacay feyruska korona

Arbaco 22.9.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 477 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Kooxaha falal-dambiyeedka ee dhallinyarada oo aad ugu soo badanaaya dalkaan Finland, waxaana ka tirsan...

Talaada 21.09.2021 Sida maalmahaanba ay wararku tilmaamayeen waxaa sannadkaan gudihiisa dalkaan Finland la soo gudbiyay dambiyo badan oo ay galeen carruurta aan wali qaangaarin,...

Dadka aan qaadan tallaalka feyruska Korona ayaa noqday kuwa xaaladdoodu ay aadka u liidato...

Isniin 20.08.2021 Wargayska Helsingin Sanomat oo soo xiganaaya qaar kamid ah isbitaallada dalka ayaa sheegay, in dadka haatan la ildaran xanuunka feyruska korona ee...

Munaasabad lagu daah-furayay buugga DANJIRE ee uu qoray Danjire MAXAMED CALI NUUR (Americo) oo...

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu daah-furayay buugga Danjire ee uu qoray Danjire Maxamed Cali Nuur (Americo) islamarkaasna lagu soo...

BISHAARO: Socdaalka Danjire Maxamed Cali Nuur (Americo) oo maanta 19.9.2021 ku wajahan Turku, Finland,...

Waxaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Turku iyo nawaaxigeedaba loogu bishaaraynayaa in Danjire Maxamed Cali Nuur uu maanta oo ah 19.9.2021 imaanayo magaalada,...

Yle oo bixinaya adeeg ay dadku ku baran karaan afafka finnishka iyo iswiidhishka

Yle Kielikoulu – Yle Språkskolan- Dugsiga luqadaha ee Yle waa adeeg lagu baran karo afafka finnishka iyo iswiidhishka iyadoo la daawanayo barnaamijyada Yle ee ku jira...

OGEYSIIS MUHIIM AH: WAXAA LAGUU HAGAYAA KOORASKA KAARKA NADAAFADDA (HYGIENIAPASSI) OO AF SOOMAALI LAGU...

OGEYSIIS MUHIIM AH: WAXAA LAGUU HAGAYAA KOORASKA KAARKA NADAAFADDA (HYGIENIAPASSI) OO AF SOOMAALI LAGU BARANAYO! Ma doonaysaa in aad hesho kaarka ama baasaboorka nadaafadda (Hygieniapassi)?...

Finland waxaa maanta laga helay feyruska korona 544 qof oo hor leh

Arbaco 07.09.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 544 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

BISHAARO- WAXAA SOOMAALIDA KU DHAQAN FINLAND LOOGU BISHAARAYNAA IN BUUGGA DANJIRE EE UU QORAY...

BISHAARO, BISHAARO, BISHAARO- WAXAA SOOMAALIDA KU DHAQAN FINLAND LOOGU BISHAARAYNAA IN BUUGGA DANJIRE EE UU QORAY DANJIRE MAXAMED CALI NUUR (AMB. MOHAMED ALI AMERICO)...