Dalka Belaraashiya (Belarus) oo muhaajiriin badan u fasaxay in ay Yurub galaan- 9000 oo...
Helsinki- Dowladda Jarmalka ayaa u qaylo-dhaansatay dalalka kale ee Yurub kaddib markii dhanka Bari ee dalkaas ay soo galeen 9000 oo muhaajiriin ah.
Wararku waxay...
Raisul Wasaare Sanna Marin, “Dadka aan tallaalneyn ee qaba caabuqa COVID19 oo buux dhaafinaya...
Sida lagu qoray bogga YLE news Dowladda Finland ayaa ku guuleysatay in ay tallaasho 80% dadka, kaasoo ahaa hiigsigii dowladda ee horraantii deyrta, hase...
Masjidka Xaramka ee Makka oo la joojiyay kala fogaanshihii dadka salaadda tukanaaya
Isniin 18.10.2021… Masjidka weyn ee Xaramka Makka ee dalka boqortooyada Sucuudiga ayaa haatan la oggolaaday in ay ku tukan karaan tirada ugu badan ee...
Booliska oo baajiyay dagaal hub la isu adeegsado oo magaalada Helsinkik u dhexmari lahaa...
Khamiis 14.10.2021.. Booliska magaalada Helsinki ayaa shaaca ka qaaday inuu helay warar la xiriira in dagaal kooxeed la qorsheeyay uu ku dhex mari lahaa...
Maxkamadda caddaaladda adduunka oo soo afjartay sheegashadii Kenya ee badda Soomaaliya
Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ayaa maanta go’aamisay in kiiskii dacwadda badda ee ee Kenya ku andacoonaysay sheegsahada beenta ah ay ku guuleysatay Soomaaliya,...
Xaggee, yaase looga baahan yahay baasaboorka korona?
Talaada 12.10.2021 Sida wararka ku soo baxay qaar ka mid ah warbaahinta dalkaan Finland ay maanta sheegeen, waxaa dalka ka hirgeli doona Sabtida soo...
Finland waxaa laga helay maanta 325 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Sabti 9.10.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 325 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Mashruuc ay dawladdu waddo oo wax looga beddelaayo nidaamkii qoys isukeenidda
Wasaaradda arrimaha guduha ayaa dawladda u gudbisay talo soojeedin ah in wax laga beddelo xeerka ajaanibta. Ujeedada soo jeedintan ayaa ah in si buuxda...
Tulevaisuutta luomassa -hanke tukee vammaisten ja maahan muuttaneiden henkilöiden selviytymistä yhteiskunnallisissa kriiseissä
Tiedote 30.9.2021
Tulevaisuutta luomassa -hankkeen tavoitteena on tukea vammaisten ja maahan muuttaneiden ihmisten selviytymistä ja toimintamahdollisuuksia meneillään olevassa COVID-19-pandemiatilanteessa ja muissa vastaavissa poikkeus- ja kriisitilanteissa.
Hankkeessa...
Warbixin ku saabsan shaqooyinka Booliska Finland iyo sida loogu biiri karo ciidanka Booliska
Ma doonaysaa in aad wax ka ogaato sida uu booliska Finland u shaqeeyo? Ma xiisaynaysaa in aad ku biirto ciidamada Booliska Finland? Ma jeclaan...