Finland waxaa laga helay Jimcihii kaddib 1 296 qof oo uu ku dhacay feyruska...

Arbaco 08.12.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 1 296 qof oo hor leh dalkaan...

Finland: Jimcihii kaddib, 3 412 qof oo feyruska korona ah iyo 23 xaaladood oo...

Isniin 06.12.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga dalkaan Finland ee THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimcihii la soo dhaafay illaa iyo maanta laga helay...

FINLAND oo maanta u dabbaal-degeysa maalinta xornimadeeda oo ay ka soo wareegtay 104 sano

Helsinki- 6.12.2021- Sannad kasta maanta oo kale (6.12) waxaa si mug leh dalka Finland looga xusaa maalinta ay xornimadooda ka qaateen dalka Ruushka oo...

Booliska Finland oo qabtay shan qofood oo looga shakisanyahay falal argagixiso

Booliska Koonfurta Galbeedka ee dalka Finland ayaa maxkamadda Satakunta u gudbiyay dalab lagu xirayo shan qofood oo Finnish ah oo ay soo qabteen, kuwaas...

Ma ogtahay in la joojiyay sharcigii qasabka ka dhigay in xilliga barafka wakhti cayiman...

Kaddib markii uu sannadkii hore ee 2020 dhaqangalay isbeddel lagu sameeyay sharcigii xeerinayay xilliga kama dambaysta ah ee ay tahay in baabuurta lagu xiro...

Ma doonaysaa in aad hesho tababar kaa caawiya sidii aad ugu biiri lahayd Akadeemiyada...

Xarunta Maamulka Deegaanka iyo Xafiiska Shaqada iyo Meherada ee Gobolka Uusimaa ayaa waxay Helsinki ku qabanqaabinayaan kooras diyaarin ah oo loogu talagalay dadka Finnishka...

Buugaag uu qoray qoraa Cabdullaahi Cabdi Faarax (Sujuud) oo lagu soo bandhigay Maktabadda weyn...

Maanta oo ku beeggan 17.11.2021 ayaa waxaa maktabadda weyn ee ku taal bartamaha magaalada Espoo, Finland lagu soo bandhigay labo buug oo isku mar...

Finland waxaa laga helay maanta 1151 qof oo uu ku dhacay feyruska korona, iyo...

Arbaco 17.11.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 1151 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Dalka Finland oo maanta laga xusay maalinta aabayaasha ee sannadkiiba mar la xuso

Maalinta aabayaashu waa maalin ciideed lagu sharfo laguna xusuusto aabayaasha. Dalka Finland, dalalka Woqooyiga Yurub marka laga reebo dalka Deenmaarki iyo dalka Istooniya waxaa maalinta...

Waxaa la soo bandhigi doonaa labo buug oo uu qoray abwaan/qoraa Cabdullaahi Cabdi Faarax...

OGEYSIIS KU SOCDA DADKA SOOMAALIYEED EE DEGGAN FINLAND! Waxaa la soo bandhigi doonaa labo buug oo uu qoray abwaan/qoraa Cabudllaahi Cabid Faarax (Sujuud)  Daah-furka labadan buug...