Doorashooyinkii ugu horreeyay ee Gobollada Finland oo soo idlaaday iyo Xisbiga Isbahaysiga Qaranka (Kokoomus)...
Waxaa shalay (23.1.2022) 21 deegaan doorasho gobolleed lagu soo gebagebeeyay doorashadii abid nooceeda oo kale oo dalka Finland ka dhacda. Doorashada Gobollada ayaa marka...
8 368 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 28 xaalad oo dhimasho...
Khamiis 20.1.2022. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 8 368 oo qof oo hor leh...
8 382 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo hal xaalad oo dhimasho...
Arbaco 19.1.2022. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimcihii kaddib illaa maanta laga helay feyruska korona 8 382 oo qof...
Doorashooyinka Gobollada dalka Finland ee hordhaca ah oo si habsami leh u socda iyo...
Sida lagu baahiyay barta internetka ee YLE, waxaa illaa iyo hadda codkooda ka dhiibatay doorashooyinka gobollada ee dalka Finland sida hordhaca ah uga socda...
Finland oo soo gaabisay wakhti karaantiilka uu ku jirayo qofka uu Korona ku dhaco...
Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland oo marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan THL ayaa ku dhowaaqday in wakhtiga uu karaantiilka ku jiro qofka...
10 000 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 10 xaaladood oo dhimasho...
Talaada 11.1.2022. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimcihii kaddib illaa maanta laga helay feyruska korona 10 000 oo qof...
2 584 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 22 xaaladood oo dhimasho...
Arbaco 29.12.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimcihii kaddib illaa maanta laga helay feyruska korona 2 584 oo qof...
3 000 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 3 xaaladood oo dhimasho...
Khamiis 23.12.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimcihii kaddib illaa maanta laga helay feyruska korona 3 000 oo qof oo...
5 932 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 39 xaaladood oo dhimasho...
Isniin 20.12.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimcihii kaddib illaa maanta laga helay feyruska korona 5 932 qof oo...
1 676 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 2 xaaladood oo dhimasho...
Talaada 14.12.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 1 676 qof oo hor leh dalkaan...