Wasiirka arrimaha dibadda Yukreyn: Ruushku wuxuu doonayaa in magaalada uu qabsaday ee Kherson ka...

Wasiir Dmytro Kuleba oo bartiisa Twitter:ka soo dhigay farriin digniin iyo duur-xul isugu jirta ayaa sheegay in Ruushku ay magaalada ay qabsadeed ee Kherson...

Ruushka oo Mareykanka ku eedeeyay in uu hubka bayoloojikaalka ah ku sameeyay Yukreyn

Ruuska ayaa Golaha ammaanka ee Qaramada Midowday ka dalbaday in ay Jimcaha isu yimaadaan. Warar diblomaasiyadeed ee laga helay xarunta QM ayaa sheegayaa in Ruushku...

Ruushka oo ballaariyay weerarka Yukreyn- Weerarada oo ku dhowaaday xadka Poland

Wararka ka soo baxaya dalka Yukreyn ayaa sheegayaa in saakay uu Ruushku weeraro dhinaca cirka ah ku ekeeyay saddex magaalo oo ay ku jirto...

Madaxdweynaha Finland Sauli Niinistö oo sheegay in uu ku talajiro in uu madaxweyne Putin...

Sauli Niinistö oo shir jaraa’id u qabtay warfidiyeennada ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku xeeran weerarka uu Ruushku ku qaaday welina ku hayo...

Koronavuosi 2021 vaihtui Somaliassa ilman demokraatista vallanvaihtoa

Vuosi 2021 vaihtui Somaliassa samalla tavalla kuin kaikkialla maailmalla koronanepidemian jatkoaikana, ja demokraattinen vallanvaihtokin jäi toteutumatta eikä näytä lähitulevaisuudessa toteutuvankaan. Olin Mogadishussa vuoden vaihtuessa, kun...

Shikradda tareennada maamusha ee Finland (VR) ayaa ku dhawaaqday labo arrin oo aad loo...

Shirkadda maamusha dhabbayaasha xadiidka ah ee tareennada iyo gaadiidka tareennada ee Finland ayaa ku dhawaaqday in ay gebi ahaanba joojisay wadashaqeynti ay la lahayd...

Wasiirka arrimaha dibadda ee Finland Pekka Haavisto: Waa suuraggal in Ruushku isticmaallo hubka Nukliyeerka

Wasiir arrimo dibadeedka Finland oo la hadlay warbaahinta dowladda Finland ayaa shaaca ka qaaday in xaaladda Yukreyn ay haatan faraha ka baxday oo uu...

Xaaladda Yukreyn (Ukraine) oo cirka isku sii shariirtay iyo Ruushka oo dagaal isu-diyaarinaya

Helsinki- Sawiro laga soo qaaday dhanka Dayac-gacmeedka (Satelite) ayaa muujinaya ciidamo Ruush oo fara badan oo ku gaadaamaan dalka Yukreyn iyo Mareykanka oo diyaaradaha...

Kooxaha burcaddda dhallinyarada ee falal dambiyeedka sameeya ee Helsinki iyo Espoo oo xaalkoodu meel...

Talaada 08.02.2022. Booliska gobolka caasimadda iyo xarunta dhexe ee dambibaarista booliska ayaa sheegay, in laga soo bilaabo bishii lixaad ee sanndkii la soo dhaafay...

7 472 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 2 xaalad oo dhimasho...

Talaada 08.02.2022. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta  laga helay feyruska korona 7 472 qof oo hor leh dalkaan...