Maalinta xafladda calanka ee ciidamada xoogga dalka Finland oo Helsinki lagu qabtay iyo cududdda...

Qaybaha kala duwan ee ciidamada Qalabka sida ee Finland ayaa gaardis iyo gaaddo-ka-ciyaar ku soo bandhigay bartamaha magaalada Helsinki waxaana halkaas ku qaabilay madaxweynaha...

Baarlamaanka Finland oo laga aasaasay koox qaabilsan Geeska Afrika- Xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo...

Baarlamaanka Finland ayaa laga aasaasiyay koox xildhibaanno ah oo si gaar ah u qaabilsanaan doonta arrimaha Geeska Afrika. Kooxdan oo la aasaasay Jimcihii la...

Ma doonaysaa in aad raad ku reebto bey’ada Finland? Kaalay ka qaybqaado munaasabadda geedo...

Beerta dhexe ee Helsinki (Helsingin Keskuspuisto) ayaa todobaadka dambe (31.5.2022, 14-16 saac) lagu tallaalayaa geedo. Munaasabaddan geedo-tallaalka ah oo ay iska kaashanayaan Dalladda Moniheli...

Safiirka Mareykanka u fadhiya Finland oo aad u ammaanay awoodda ciidan ee Finland

Doughlas Hickey, safiirka Mareykanka u fadhiya Finland oo wareysi siiyay Fox News ayaa sheegay in uu awoodda ciidan ee Finland la yaabay, wuxuuna Finnishka...

Ruushka oo la filayo in uu carqaladeeyo habsami-socodka ku biirista Finland ay Nato ku...

Ra’iisal wasaaraha Finland Sanna Marin oo marti ku ahayd warka dheeraadka ah ee telefishinka MTV Uutisextra ayaa ka hadashay suuragalnimada in Ruushku ku dhaqaaqo...

Labo qofood oo ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay magaalada Vantaa

War ka soo baxay booliska ayaa lagu sheegay in gaari nooca yar ah oo xawaare sare ku socday uu jidka ka baxay kaddibna uu...

Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha Finland oo caddeeyay aragtidooda ku aaddan ku biirista NATO

Madaxweynaha Finland Sauli Niinistö iyo Ra’iisal wasaaraha Finland Sanna Marin ayaa saakay si wadajir ah ugu dhawaaqay taageeradooda ku aaddan ku biirista ay Finland...

Madaxweynaha Ruushka, Putin oo ku hanjabay in jawaab degdeg ah ay siinayaan dalkii faraha...

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo ka hadlayay madal loo qabanqaabiyay xildhibaannada deegaanka ee magaalada taariikhiga ah ee Saint Petersburg ayaa ku goodiyay, in ay...

Soojeedintii guud ee isticmaalka af-shareerka ee Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland (THL) oo laga...

War ka soo baxay Hay'adda caafimaadka iyo nololwanaagga (THL) 14.4.2022 ayaa lagu sheegay in THL ay meesha ka saartay soojeedintii guud ee la xiriirtay...

Booliska oo sheegay in ay xireen haweeney 63 sano jir ah oo looga shakisanyahay...

War ka soo baxay booliska oo lagu daabacay bogga internetka ee booliska ayaa lagu sheegay, in booliska Helsinki ay baarayaan kiis dil ah oo...