Ergeyga Gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadaynta iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika Xildhibaan MP...
Muqdisho, Soomaaliya: Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergeyga Gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadaynta iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika oo weli ku jira safarkiisa...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Shiikh Aadan Madoobe oo khadka telefoonka kula hadalay Guddoomiyaha Baarlamaanka...
War rasmi ah oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) islamarkaasna lagu daabacay barta Facebook ee...
Lacagta lagu ganaaxo dadka tikid la’aan raaca gaadiidka dadweynaha ee Soonaha Helsinki oo la...
Shir ay isugu yimaadeen maamulka Gaadiidka dadweynaha ee soonaha Helsinki Talaadadii la soo dhaafay ee ku beegnayd 4.10.2022 ayaa waxaa lagu go’aamiyay, in lacagta...
Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergeyga gaarka ah ee Finland u qaabilsan arrimaha nabadda...
Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed ayaa Wasiirka iyo Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha, federaalaka iyo dib u heshiisiinta uga warbixiyay ujeedadda socdaalkiisa iyo arrimaha ay...
Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, ergeyga gaarka ah ee Finland u qaabilsan Geeska Afrika...
MP Suldaan Said Ahmed oo ku guda jira safar shaqo oo uu ku marayo Geeska Afrika ayaa la kulmay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta...
Ergeyga gaarka ah ee Finland u qaabilsan Geeska Afrika Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed...
Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Finland u qaabilsan arrimaha nabadaynta Geeska Afrika oo safar shaqo ku mararka dalalka Geeska...
Ra’iisal wasaaraha Finland Sanna Marin oo sheegtay, in ay taageersantahay in deyr (derbi) laga...
Ra'iisal wasaare Marin ayaa kulan wadahadal oo ku saabsanaa xaaladda hadda taagan ee siyaasadda dibadda iyo ammaanka oo ka dhacay baarlamaanka Finland ka sheegtay,...
Xukuumadda Finland oo mamnuucaysaa safarada dalxiiska ah ee ay muwaadiniinta Ruushka ah ku imaanayaan...
Waxaa gebi ahaanba istaagay dalxiiskii ay dadka Ruushka ah ku imaan jireen Finland, kaddib markii ay xukuumadda Finland soo saartay go’aan safaradaas lagu mamnuucayo....
Yay Faa’iido ugu jirtaa haddaad madaxweynaha dalkaaga dacaayadayso?
Warbaahinta baraha bulshada waa howl banii-aadamka u fududaysay waxyaabo badan oo nolosha la xiriira, sida wadaxiriirka, wax is weydaarsiga dhanka afkaaraha iyo macluumaadka ah....
Baarlamaanka Finland oo ansixiyay sharciga qasabka ah ee kalkaaliyayaasha – Xildhibaan MP Suldaan Said...
Waxaa maanta oo ku beegan 19.9.2022 ay Finland u tahay maalin dad badan ay xusuusan doonaa, kaddib markii uu Baarlamaanka Finland ansixiyay sharci dood...