Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida (SSV) oo kulan xogwareysi iyo soo dhoweyn ah la...
Kulan ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen wakiillada ururada ku mideysan Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida oo lagu soo dhoweynayay islamarkaasna lagu xogwareysanayay wasiirka...
Wasaaradda arrimaha dibadda Finland oo war rasmi ah ka soo saartay safarkii MP Suldaan...
Warkan oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Finland, laguna daabacay bogga internetka ee Wasaaradda lagu baahiyahay baraha bulshada ee wasaaradda ayaa lagu sheegay...
MP Suldaan Said Ahmed, ergayga gaarka ah ee Wasiirka arrimaha dibadda Finland u qaabilsan...
MP Suldaan Said Ahmed iy Danjire Mohamed Ali Guyo ayaa ka wadahadlay arrimaha nabadda, dhaqaalaha, abaaraha iyo guud ahaan siyaasadda Gobolka. Waxaa kale oo...
Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka Cimilada ee JFS Khadija Mohamed Almakhzoumi iyo wefdi ay...
Booqasho rasmi ah oo qaadanaysa 4 maalmood (31.1.2023-3.2.2023) ayaa dalka Finland uga billaabatay Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka Cimilada ee JFS Khadija Mohamed Almakhzoumi...
Wadamada qaar oo lumiyay xuquuqda codkii ay ku lahaayeen Shirka Guud ee Qaramada Midowday,...
Lacagta xubinnimada ee ay dalalka Qaramada Midowday xubnaha ka ah bixiyaan ayaa ah mid aan Jimciyaddu ka maarmin, laakiin dalalka xubnaha ka ah oo...
QORMADA TIFAFTIRAHA: SIYAASADDA IYO SOOMAALIDA FINLAND- Doorashada Baarlamaanka Finland waa ay dhowdahay, cunsuriyiintuna waa...
Waa marag-ma-doonto in Soomaalida Finland ay muddo ka muuqatay siyaasadda heer deegaan iyo gobol ee inta badan ku saleysan deegaannada ay Soomaalidu ka degto...
Guddoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Ruushka (Duuma) Vjatsheslav Volodin oo sheegay, in masiibo caalami...
Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay, in Vjatsheslav Volodin , oo ka mid ah dadka aadka ugu dhow islamarkaasna xulufada la ah Madaxweynaha Ruushka,...
MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda Finland u qaabilsan...
Ergayga gaarka MP Suldaan Said Ahmed oo ku guda-jira safarkiisii shaqo ee saddexaad ee Geeska Afrika iyo Madxweynaha Jabuuti ayaa ka wadahadlay xaaladda guud...
MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee xukuumadda Finland u qaabilsan nabadaynta iyo...
Jigjiga:- Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed iyo Wefdiga Finland ka socda ee uu hoggaaminayay oo kala ahaa Safiirka Finland u fadhiya Itoobiya Amb. Outi...
Ruushka oo sheegay in ay tallaabo ku habboon qaadayaan haddii ay Finland ku biirto...
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov oo Arbacadii la soo dhaafay (18.1.2023) xarunta wasaaradda kula hadlay warfidiyeenno ka kala socday Ruushka iyo dibadda ayaa...