Xildhibaan Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda Finland u qaabilsan...

Helsinki- Xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo ka tirsan Golaha deegaanka ee looga arrimiyo caasimadda Finland ee Helsinki oo bayaan uu soo saaray ku qoray...

Does Minister Meri Rantanen, a Finnish far-right party member start county and municipal elections...

Finland’s minister of interior affairs and far-right party member Meri Rantanen visited Somalia to find a way to deport Somali asylum seekers from Finland,...

OP-ED: Are Somalia and Ethiopia burying the hatchet with the smooth-talk of the Ethiopia...

A plane carrying Prof. Hassan Sheikh Mohamud, Somalia’s beleaguered president landed on 11th January 2025 at well-decorated Addis Ababa Airport and met an unaccustomed...

Deaconess foundation’s partners in Somaliland and Ethiopia help youth learn from basic skills into...

Helsinki -  Hundreds of youth in Ethiopia’s Somali region and Somaliland received trainings related to job-creation and gradually transformed into full-fledged entrepreneurs, who not...

Dowladda Finland oo la wareegtay maamulka Markab looga shakiyay in uu waxyeelleeyay xariga  koronta...

Maalintii Kirismaska ee ku beegnayd 25.12.2024 ayaa waxaa markab lagu magacaabo Eagle S oo ah markab shidaalka qaada lagu qabtay Gacanka Finland kagadaal markii...

Horn of Africa on the verge of regional conflict over Red Sea amid Egypt’s...

Sabre-rattling by Egypt in Somalia and Ethiopia’s offensive statements against Somalia’s sovereignty are burying the hope to defuse the tension between Somalia and Ethiopia,...

Ururka ardayda Soomaaliyeed ee Finland oo lagu daahfuray magaalada Helsinki

Waxaa  25.11.2024 magaalada Helsinki lagu daahfuray ururkii ugu horeeyay oo ay leeyihiin ardayda Soomaaliyeed ee Finland ku nool. Ururkan ayaa waxaa aasaasay arday Soomaaliyeed  oo...

DIGNIIN: Waxaa dadka deggan aagga caasimaadda lagu boorinayaa in ay biyaha tuubada iska karkariyaan...

Wakaaladda adeegyada deegaanka soonaha Helsinki ayaa waxay dadka deggan soonaha caasimaadda ku boorinaysaa in ay biyaha la cabo ee tuubada iska karkariyaan kahor inta...

Doorashada madaxtinimada Somaliland oo si nabad ah ku soo dhammaatay iyo xildhibaan ergay nabadeed...

Kaddib doorasho ay ku tartameen saddex murashax oo labo kamid ah ay Finland ka soo jeedaan ayaa waxaa si hufan oo heer sare ah...

Suldaan Said Ahmed, ergayga gaarka ah ee nabadda iyo dhexdhexaadinta u qaabilsan wasiirka arrimaha...

Mudane, diblumaasi Suldaan Said Ahmed, ergayga gaarka ah ee arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika u qaabilsan wasaaradda arrimaha dibadda Finland oo socdaal shaqo...