Cadadkii labaad ee warsidaha Helsinki oo la daabacay- warar iyo xogo muhiim ah

Kuva: Helsinki news/Jussi Hellsten/Helsinki Partners

Waxaa soo baxay oo la daabacay cadadkii labaad ee warsidaha magaalada Helsinki.

Waxaad warsidaha magaalada Helsinki ka heleysaa macluumaadka hadda jira ee ku saabsan nolosha caasimadda Finland.

Si aad uga bogato wararka, wargelinnada iyo warbixinnada tooska uga hadlaya nolosha, dhaqanka, dhaqaalaha iyo waxbarashada, waxaa dhag siisaa linkigan.

Si aad joogto ugu hesho warsidaha, fadlan halkan ka dalbo ama rukomo warsidaha:

Isha warka: Helsinki news